{"id":30824,"date":"2016-11-20T15:43:21","date_gmt":"2016-11-20T14:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30824"},"modified":"2016-11-20T15:44:48","modified_gmt":"2016-11-20T14:44:48","slug":"sawirro-hayadda-waddooyinka-puntland-jaamacadda-psu-guddiga-qandaraasyada-pl-oo-beeniyay-war-been-abuur-ah-oo-laga-faafiyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30824","title":{"rendered":"Sawirro: Hay\u2019adda Waddooyinka Puntland, Jaamacadda PSU &#038; Guddiga Qandaraasyada PL oo beeniyay War been abuur ah oo laga faafiyeen"},"content":{"rendered":"<p>20 nov 2016 (Puntlandes) Shir jaraa,iid oo ay maanta si wada jir ah ugu qabteen magaalada Garowe, Maamulka Jaamacadda PSU, \u00a0Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland \u00a0(PHA) iyo Hay,adda Qandaraas bixinta Dowlada Puntland waxay ku cambaareeyeen qoraal dhawaan lagu faafiyay baraha internetka kaas oo lagu sheegay in la musuq maasuqay mashruuca dhismaha laamiga dheer ee isku xira Garowe iyo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jaamacadda PSU Maxamuud Sheekh Xaamid ayaa sheegay inay magdhaw ka rabaan cidda si khaldan u adeegsatay daraasad jaamacadda Puntland State University dhawaan ay soo saartay, wuxuuna hoosta ka xariiqay Maxamuud Sheekh Xaamid inay la kori doonaan Maxkamad.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur Aadan ayaa dhankiisa faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo, Sidoo kalena wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu faafiyay qaar ka mid ah warbaahinta internetka , kuwaas oo uu sheegay inay ku xadgudbeen habka xog raadinta iyo war-tabinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-68122\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0095\" width=\"641\" height=\"427\" \/>Eng Maxamuud Abdinuur ayaa yiri <em><strong>\u201cHay\u2019adda waddooyinka iyo dayactirka\u00a0 jidadka DPL, waxay\u00a0 xaqiijinaysaa\u00a0 inaysan jirin shirkad ku guulaysatay wali tartanka loogu jiro dhismaha waddada isku xirta Garowe \u2013 Galkacyo qaybta Xarfo \u2013 Jalam ka dib markii lagu faafiyay\u00a0 qaybo ka mid ah baraha bulshada ee internetka qoraalo been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn\u201d<\/strong><\/em><\/p>\n<p>Eng Maxamuud Cabdinuur ayaa kula dardaarmay warbaahinta inay shaqadooda u gutaan si cadaalad ku dheehan tahay , Islamarkaana ay ka fogaadaan wixii lagu marin habaabinayo ummadda, wuxuuna yiri mar uu ka hadlayay doorka ay PHA ku leedahay mashruuca dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo .<\/p>\n<p><em><strong>\u201cGIZ iyo PHA waa fuliyayaal\u00a0 mashruuca waddada isku xirta Garowe iyo Galkacyo, Waxayna Hay,adda wadooyinku masuul uga tahay Dowlada Puntland iyo Shacabkeeda fulinta dhmanaan mashraaciida waddooyinka oo uu ka mid yahay mashruucan, halka ay Hay,adda GIZ masuul uga tahay Dowlada Jermalka iyo Midowga Reer Yurub\u201d<\/strong><\/em><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-68123\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0099\" width=\"698\" height=\"465\" \/>Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland ayaa intaas ku daray <em><strong>\u201cwaxaa lagu been abuurtay in Hay,adda Wadooyinka Puntland ay soo jeedisay in Shirkaddo maxaliya ay dhisaan wadada Garowe iyo Gaalkacyo, Haddaba taasi waa mid ka fog xaqiiqda, waxayna fikradaasi ka timid Hay,adda GIZ iyo Deeq bixiyayaasha mashruucan, oo iyagu soo jeediyey in shirkaddo maxaliya ay dhisaan waddadan , Waxaana dood dheer ka dib sidaas ku waafaqday Dowlada Puntland\u00a0 oo dhinacyada mashruucan gacanta ku haya ay usoo jeediyeen in looga faa\u2019iideeyo shikradaha maxaliga ah ee Puntland, si looga kaaftoomo shirkadaha ajanabiga ah, Ka dib markii ay sheegeen in mashruucani uu bilow wanaagsan u noqon doono sidii ay mustaqbalka shirkadaha dalku awood ugu yeelan lahaayeen dhisida wadooyinka noocaan ah\u201d<\/strong><\/em> Ayuu yiri Eng Maxamud Cabdinuur.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale waxaa ka hadlay shirka jaraa,iid ee maanta Gudoomiyaha Hay,adda Qandaraas bixinta iyo Xoghayaha Guddiga Qandaraas bixinta Puntland, waxayna si isku mid ah u cambaareeyeen wararka dhawaan lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha internetka Soomaalida, oo ay sheegeen in gaf ka baxsan anshaxa saxaafadda loogu geystay shaqsiyadda xubno masuuliyiin ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-68114\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0067\" width=\"717\" height=\"478\" \/>Cabdiqani Faarax (Dhaashane) oo ah Xoghayaha Hay,adda Qandaraas bixinta Puntland ayaa sheegay inuu maxkamad la kori doono cidda ka dambeysa gafka shaqsiyadiisa loogu geystay si aan waafaqsanayn anshaxa warbaahinta warbixin dhawaan lagu qoray qaar ka mid ah baraha online-ka internetka ee Soomaalida, Islamarkaana uu garanayo kuwa ay yihiin dadka qoray been abuur uu ku tilmaamay mid aan sal iyo raad-toona lahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68124\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0102\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68122\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0095\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68112\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0071.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0071\" width=\"887\" height=\"591\" \/><\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68114\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0067.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0067\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68115\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0077.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0077\" width=\"887\" height=\"591\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68117\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0084.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0084\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68122\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0095.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0095\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68123\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0099-2.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0099\" width=\"887\" height=\"591\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-pp-feature-image wp-image-68124\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=900%2C600\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=900%2C600 900w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=600%2C400 600w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?resize=1440%2C960 1440w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?w=2000 2000w, http:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG_0102.jpg?w=3000 3000w\" alt=\"img_0102\" width=\"887\" height=\"591\" \/><\/strong><br \/>\nAbshir Dhiirane<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 nov 2016 (Puntlandes) Shir jaraa,iid oo ay maanta si wada jir ah ugu qabteen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30834,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1358,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30835,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30824\/revisions\/30835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30834"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}