{"id":30873,"date":"2016-11-21T10:36:27","date_gmt":"2016-11-21T09:36:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30873"},"modified":"2016-11-21T10:36:27","modified_gmt":"2016-11-21T09:36:27","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-ka-tacsiyeeyey-geeridii-xildhibaan-daahir-xaaji-geelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30873","title":{"rendered":"Raiisul Wasaaraha Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle."},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cXildhibaan Daahir wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa inuu jannadiisa geeyo\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha oo tacsi u diray xubnaha golaha Baarlamaanka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa dhawaan loo doortay Mudane ka tirsan Baarlamaanka F. Soomaaliya, isagoo horeyna uga mid ahaa Baarlamaankii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":30580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1485,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30874,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30873\/revisions\/30874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}