{"id":31055,"date":"2016-11-24T20:22:06","date_gmt":"2016-11-24T19:22:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31055"},"modified":"2016-11-24T20:22:06","modified_gmt":"2016-11-24T19:22:06","slug":"daawo-video-gudoomiyaha-gudiga-madaxabanaan-xalinta-khilaafaadka-doorashooyinka-somaliya-waxay-dacwadda-ugu-badan-naga-soo-gaartay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31055","title":{"rendered":"Daawo Video: Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya &#8220;Waxay Dacwadda ugu badan naga soo gaartay Galmudug..&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>24 nov 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya Dr. Cabdirisaaq Barre Jaamac \u00a0o0o waraysi siiyey TVga Somali Cable ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay maamilta sabtida oo ay bishani tahay 26ka ay go&#8217;aan kasoo saari doonaan Dacwadaha culculus ee ka dhacay Doorashada ilaa iminka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31057\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3.png\" alt=\"232-5a3\" width=\"548\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-5a3-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr. Cabdirisaaq oo la waydiiyey maamulka ugu \u00a0Musuqmaasuqa badan ilaa iminka ayaa ku jawaabay &#8220;Waxay Dacwadda ugu badan naga soo gaartay Galmudug..waxaana ku xiga KGS&#8221;<\/p>\n<p>Waxaa wax lago naxo ah in Dr. Cabdirisaaq\u00a0uu sheegay inaysan u oolin ama aysan galayn DAGAAL OOGAYAASHA kasoo buuxsamay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo ay ugu horeeyaan DAGAAL OOGAYAASHA kala ah:<\/p>\n<p>DAGAAL OOGE CabdiQaybdiid (Galmudug)<\/p>\n<p>DAGAAL OOGE Axmed Xaashi (Jubaland)<\/p>\n<p>DAGAAL OOGE Muuse Suudi (HirShabeelle)<\/p>\n<p>daawo waraysiga\u00a0Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya Dr. Cabdirisaaq Barre Jaamac<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0-PnIe1V1vo\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 nov 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya Dr. Cabdirisaaq Barre Jaamac&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31057,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1660,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31058,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31055\/revisions\/31058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31057"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}