{"id":31077,"date":"2016-11-25T15:44:50","date_gmt":"2016-11-25T14:44:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31077"},"modified":"2016-11-25T17:22:33","modified_gmt":"2016-11-25T16:22:33","slug":"sawiro-madaxweynaha-dawladda-puntland-iyo-wefti-uu-hogaaminayo-oo-safaro-shaqo-ugu-anba-baxay-dalalka-ethiopia-iyo-chine","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31077","title":{"rendered":"SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo  oo Safaro Shaqo Ugu Anba Baxay  Dalalka Ethiopia iyo Chine"},"content":{"rendered":"<div id=\"fb-root\" class=\" fb_reset\">Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 25 November 2016 safaro shaqo ugu amba baxay Dalalka Ethiopia iyo China, safarkan Madaxweynaha ayaa yimi kadib markay dawlada puntland ka heshay dalalkasi casuumad rasmi ah.<\/div>\n<div id=\"wrapper\">\n<div id=\"maincontent\">\n<div id=\"maincontent2\">\n<div id=\"content-left2\">\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Safarkan madaxweyna ugu amba baxay dalalka Ethiopia iyo China ayaa waxaa ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Ugu horayn Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in safarkan uu ku tegayo Dalalka Ethiopia iyo China inay la xidhidhaan amanka iyo adkaynta xidhiidhka ay laleedahay dawlada Puntland wadamadaasi, sidoo kale waxaa uu Madaxeynuhu ku dardaarmay Adkaynta amniga iyo inlagu deddaalo sidii loo gaarsiin lahaa\u00a0 Gurmadka loo fidinaayo dadka abaaruha saameeyeen.<\/p>\n<p><strong>\u201dwaxaan saaka u amba baxayaa Dalka Ethopia iyo socdaal gaaban oo aan ku gaari doono dalka China, Dalka Ethopia waxaan u aadi doonaa arrimo la xidhiidha iskaashiga amaanka iyo arimihii noosocdey ee haa iskaashiga dhanka ganacsiga, socdaal gaaban oo dhowr beri qaadan doonana waxaan ku tegidoona wadanka China\u00a0 oo aan u aadi doono hawlo laxidhiidha horumarinta Mashariicda\u201d<\/strong>Ayuu Yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu nagu soo guuleeyo safar kayaga wax fiicana uga soo baxaan dadka iyo dalka Puntland, sidoo kale waxan ku dardaarmayaa labadii arimood ee haa ladagaalanka argagixisada dalka ku soo duushey iyo\u00a0 sidoo kale\u00a0 gurmadka loo fidinaayo dadka abaaruhu wax yeleeyeen\u201d<\/strong>ayuu intaasi sii raaciyey \u00a0Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas<\/p>\n<p>Ugu danbayn Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa shacabka Puntland kula dardaarmay inay had iyo jeer ka shaqeyaan iskana kaashadaan hirgelinta Nabada, Horumarka iyo Caawinta Dadkooda tamarta yar siiba kuw abaaruhu sameeyeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86911\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02097.jpg\" alt=\"dsc02097\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86912\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02100.jpg\" alt=\"dsc02100\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86913\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02101.jpg\" alt=\"dsc02101\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86914\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02102.jpg\" alt=\"dsc02102\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86915\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02107.jpg\" alt=\"dsc02107\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86916\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02112.jpg\" alt=\"dsc02112\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86917\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02114.jpg\" alt=\"dsc02114\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86918\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02117.jpg\" alt=\"dsc02117\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86919\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02118.jpg\" alt=\"dsc02118\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86920\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02119.jpg\" alt=\"dsc02119\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86921\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02120.jpg\" alt=\"dsc02120\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86922\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DSC02121.jpg\" alt=\"dsc02121\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 25&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31078,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31077","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1616,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31077"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31081,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31077\/revisions\/31081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31078"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}