{"id":31179,"date":"2016-11-27T10:54:06","date_gmt":"2016-11-27T09:54:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31179"},"modified":"2016-11-27T10:54:06","modified_gmt":"2016-11-27T09:54:06","slug":"dhegeyso-gudoomiyaha-gobolka-nugaal-iyo-maamulada-degmooyinka-oo-goaamo-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31179","title":{"rendered":"DHEGEYSO-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Maamulada Degmooyinka Oo Go&#8217;aamo Soo Saaray."},"content":{"rendered":"<p>November 27 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maalinkii shalay ilaa xalay kulan xasaasi ah kulahaa maamulka gobolka Nugaal iyo maamulada degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka qaar kamid ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay n shirkaasi looga hadlay xaaladda gobolka gaar ahaan abaaraha iyo ammaanka.<\/p>\n<p>Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa sheegay in maamulka gobolka Nugaal iyo gudoomiyayaasha degmooyinka ay isku raaceen in biyo-dhaanka laga sameeyo ceesha dowladda iyo kuwa gaarka looleeyahay ee deegaan walba ugu dhow.<\/p>\n<p>DHEGEYSO<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-31179-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Shirjaraaaid-Gudoomiyaha-Gobolka-Nugaal.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Shirjaraaaid-Gudoomiyaha-Gobolka-Nugaal.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Shirjaraaaid-Gudoomiyaha-Gobolka-Nugaal.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 27 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maalinkii shalay ilaa xalay kulan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31179","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1400,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31181,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31179\/revisions\/31181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}