{"id":31185,"date":"2016-11-27T11:30:36","date_gmt":"2016-11-27T10:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31185"},"modified":"2016-11-27T11:30:36","modified_gmt":"2016-11-27T10:30:36","slug":"gudiga-xallinta-khilaafaadka-oo-beeniyey-inay-wax-goaan-ah-soo-saareen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31185","title":{"rendered":"Gudiga Xallinta Khilaafaadka Oo Beeniyey Inay Wax Go&#8217;aan ah Soo Saareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">November 27 2016 (Puntlandes)&#8211; Guddiga Madaxa Banaan ee Xallinta Khilaafaadka waxa uu la socodsiinayaa Shacabka Soomaaliyeed in uu socdo baaritaan ay ku hubinayaan cabashooyin la xiriira in la musuqmaasuqay kuraas ka mid ah doorashooyinka ka socda dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">GMXKHDD waxaa u ku wargalinayaa dhamaan inta ay khuseyso\u00a0dacwadaha aan gacanta ku heyno, in Guddigu uusan weli dacwadahaas \u00a0go\u2019aan ka gaarin. Muddo dhaw wuxuu Guddiga MXKHDD wuxuu\u00a0bilaabayaa dhageysiga dacwadaha, dhinac walibana waxaan siineynaa\u00a0fursad uu isku difaaco.<\/p>\n<p align=\"left\">Arrimaha la xiriira Qoondada Haweenka ee 30% oo ay go\u2019aamisay\u00a0Madasha Hoggaanka Qaran, Guddiga MXKHDD waxa uu go\u2019aan ka\u00a0gaarayaa dacwadaha ay soo gudbiyaan Musharrixiinta Dumarka ah oo\u00a0kaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 27 2016 (Puntlandes)&#8211; Guddiga Madaxa Banaan ee Xallinta Khilaafaadka waxa uu la socodsiinayaa Shacabka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1502,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31187,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31185\/revisions\/31187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31186"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}