{"id":31265,"date":"2016-11-28T15:23:03","date_gmt":"2016-11-28T14:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31265"},"modified":"2016-11-28T15:23:30","modified_gmt":"2016-11-28T14:23:30","slug":"sawiro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-la-kulmay-masuuliyiin-ka-tirsan-dawladda-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31265","title":{"rendered":"SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan\u00a0 Dawladda Shiinaha sida Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Khayraadka, Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dekedaha, Wasaaradda Ganacsiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Wasaaradda Technology-yadda iyo Science-ka iyo ganacsatada dalkaasi Shiinaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa safarka ku weheliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle \u201cIndha gurran\u201d, Wasiirka Dekedha, Gaadiidka Badda iyo Ladagaalanka Burcad Badeeda Siciid Maxamed Raage, Wasiiru Dawlaha Kalluumaysiga Dawladda Puntland Cabdiraxmaan Kulmiye, Agaasime Ku Xigeenka Hay\u2019adda Macdanta Puntland Cabdicasiis Maxamuud Cali \u201cXaaji Sayn\u201d iyo Kaaliyaha Madaxweynaha Dawladda Puntland Mukhtaar Cabdisalaam.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa lagu soo qaaday sidii loo abuuri lahaa xiriir dhaqaale oo xoog leh oo dhex mara Dawladda Puntland iyo Dawladda Shiinaha, waxaa sidoo kale kulanka looga hadlay sidii Dawladda Shiinaha ay uga caawin lahayd Dawladda Puntland wax soo saarka kalluunka iyo warshadaha, iyo sidii maalgashi loogu samayn lahaa dhamaan kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa masuuliyiinta Dawladda Shiinaha faah-faahin buuxda ka siiyay khayraadka kala duwan ee ay Dawladda Puntland haysato iyo in Dawladda Puntland iyo shacabkeedu ay u diyaarsan yihiin inay soo dhoweyso cid kasta oo maalgashi ku samaynaysa deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa tan iyo markii la doortay ku howlan sidii uu horumarin ugu samayn lahaa kaabayaasha dhaqaalaha Puntland iyo dar-dar gelinta mashaariicda horumarineed ee ka socda guud ahaan deegaanada Dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87095\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0126.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0126\" width=\"640\" height=\"478\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87096\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0146.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0146\" width=\"640\" height=\"478\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87097\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0147.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0147\" width=\"640\" height=\"478\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87098\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0148.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0148\" width=\"640\" height=\"480\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87099\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0149.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0149\" width=\"640\" height=\"478\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87100\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0150.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0150\" width=\"478\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87101\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0151.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0151\" width=\"640\" height=\"478\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87102\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0152.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0152\" width=\"640\" height=\"480\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-87103\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/IMG-20161128-WA0153.jpg\" alt=\"img-20161128-wa0153\" width=\"640\" height=\"478\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1482,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31265"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31268,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31265\/revisions\/31268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31266"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}