{"id":31325,"date":"2016-11-29T13:23:47","date_gmt":"2016-11-29T12:23:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31325"},"modified":"2016-11-29T13:23:47","modified_gmt":"2016-11-29T12:23:47","slug":"dhagayso-hanti-dhowrka-guud-garyaqaanka-qaranka-waa-sharci-daro-in-shirkad-gaar-loo-leeyahay-ay-caymiso-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31325","title":{"rendered":"Dhagayso: Hanti dhowrka Guud &#038;  Garyaqaanka Qaranka \u201dwaa Sharci daro in Shirkad gaar loo leeyahay ay Caymiso  Gaadiidka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>29 nov 2016 (Puntlandes)\u00a0Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya\u00a0Dr Nuur Faarax Jimcaale iyo Garyaqaanka guud ee Qaran Soomaaliya Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka hadlay Banaanbax ay dhigeen Gaadiidlayda Muqdisho oo ka cabanayay Lacago Xad dhaaf ah oo laga qaado iyo sidoo kale cabasha ay ka muujiyeen shirkada Caymiska Gaadiidka ee Takaaful.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-29918\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3.jpg\" alt=\"232-1b3\" width=\"586\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3.jpg 1272w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-300x193.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-768x495.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-1024x660.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-292x188.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-638x411.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 586px) 100vw, 586px\" \/><\/a><br \/>\nGaryaqaanka Guud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan sharci tahay lacagta laga qaadayo Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ee lagu sheegay Ceymiska, taasoo aan wax Sharciyad ah haysan.<\/p>\n<p>Waxaa uu \u00a0sheegay in Shirkad si gaara loo leeyahay in aysan qaadi karin lacagaha Cayminta ee laga qaado Gaadiidleyda maadaaba uu Sharciga kaliya ee jiraa uu yahay in Caymiska ay Dawladu leedahay lana sameeyey 1973dii.<\/p>\n<p>Dhanaka kale waxay ka digeen lacag Xad dhaaf ah oo maalmahaan laga qaadayo dadwaynaha kunool Muqdisaho taasoo BOOB ah oo aan sharciga waafaqsanayn.<\/p>\n<p>Dhagayso Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya iyo Garyaqaanka guud ee Qaran Soomaaliya<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-31325-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_aCaymis_shari_daro_ah_29.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_aCaymis_shari_daro_ah_29.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_aCaymis_shari_daro_ah_29.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 nov 2016 (Puntlandes)\u00a0Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya\u00a0Dr Nuur Faarax Jimcaale iyo Garyaqaanka guud&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1332,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31327,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31325\/revisions\/31327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29918"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}