{"id":31414,"date":"2016-12-01T06:44:08","date_gmt":"2016-12-01T05:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31414"},"modified":"2016-12-01T06:44:08","modified_gmt":"2016-12-01T05:44:08","slug":"xog-xasan-sheekh-oo-itoobiya-u-saxiixay-shan-qodob-oo-qaran-dumis-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31414","title":{"rendered":"XOG-Xasan Sheekh Oo Itoobiya U Saxiixay Shan Qodob Oo Qaran Dumis ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 01 2016 (Puntlandes0)-<\/strong>Sida aan xalay daabacnay Madaxweynaha Somalia ee uu wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu Dowlada Ethiopia u saxiixo 5 qodob oo kala ah:<\/p>\n<p>1-In Dowlada Somalia ay raali ka tahay in Ciidamo gaaraya 2,000 oo Ethiopian ah lagu wareejin doono Madaxtooyada Somalia.<\/p>\n<p>2-In Ciidamo gaar ah oo ka socda Ethiopia ay ilaalin doonaan xarumaha Doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n<p>3-In xeer hoosadka Doorashada Madaxweynaha cusub looga danbeyn doono diblumaasiyiinta Ethiopia ka jooga Somalia.<\/p>\n<p>4-In haddii uu soo laabto Xasan Sheekh ciidamada Ugandha, Kenya, Burundi, Jabuuti iyo Najeeriya laga saari doono Somalia, isla markaana amniga Somalia lagu wareejin doono Dowlada Ethiopia.<\/p>\n<p>5-In ciidamada ka socda Ethiopia ee la wareegi doona Madaxtooyada Somalia ay awood u yeelan karaan faragalinta Doorashada Madaxweynaha ee fooda nagu soo heysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 01 2016 (Puntlandes0)-Sida aan xalay daabacnay Madaxweynaha Somalia ee uu wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[8,1],"tags":[],"class_list":["post-31414","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-arimaha-diinta","category-okategoriserade"],"views":3657,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31416,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31414\/revisions\/31416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}