{"id":31468,"date":"2016-12-01T14:07:53","date_gmt":"2016-12-01T13:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31468"},"modified":"2016-12-01T14:07:53","modified_gmt":"2016-12-01T13:07:53","slug":"breaking-news-wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweyne-kuxigeenka-puntland-oo-sabtida-muqdisho-ku-wajahan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31468","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Sabtida Muqdisho ku wajahan"},"content":{"rendered":"<p>1 Dec 2016 (Puntlandes)\u00a0Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Wafdi culus oo uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey Muqdisho ku wajahan yihiin\u00a0Sabtida ay bishani tahay 3da.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31469\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1.gif\" alt=\"226-3-1\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdi\u00a0madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed iyagoo ujeedada Safarkoodu uu yahay inay ka qayb galaan shir ay isugu imaanayaan Beelaha dega Waqooyiga Soomaaliya ee Somali land.<\/p>\n<p>Shirkaas ayaa waxaa lagu qaybsanayaa 11 xubnood oo uga soo aaday Beelahaas kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.<\/p>\n<p>Sida ay xog ku ogaatay\u00a0Warbaahinta Puntlandes shirkaas ayey beeluhu ku qaybsanayaa, iyadoo ay awal ka biyo diideen Beelaha Dirta Waqooyi inay beesha Harti wax ku yeralato ayey iminka ogolaadeen cadaadis badan ka dib.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo dagaal ka riixayey diidmada RW kuxigeenka Maxamed Cumar Carte ayaa iminka ka hor Lee dayn.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 Dec 2016 (Puntlandes)\u00a0Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Wafdi culus oo uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1717,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31470,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31468\/revisions\/31470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}