{"id":31497,"date":"2016-12-02T12:00:31","date_gmt":"2016-12-02T11:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31497"},"modified":"2016-12-02T12:00:31","modified_gmt":"2016-12-02T11:00:31","slug":"rw-cumar-oo-shalay-tagay-magaalada-kismayo-ujeedada-safarkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31497","title":{"rendered":"RW Cumar oo shalay tagay magaalada Kismayo &#038; ujeedada Safarkiisa"},"content":{"rendered":"<p>2 dec 2016 (Puntlandes ) Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS Cumar C\/rashiid Cali Sharmarke ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa waxa uu gaaray magaalada Kismayo shalay isagoo \u00a0halkaas kulan kula leh Madaxda Jubbaland iyo xubnaha labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland.<span id=\"more-61376\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31498\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg\" alt=\"217-8l\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>RW Cumar ayaa kullan waxa uu halkaasi iminka kula leeyahay 51 xubnood ee ka tirsan Labada Aqal ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid ayaa weydiistay xubnaha labada aqal ee Jubbooyinka inay taageeraan qorshihiisa siyaasadeed iyo Musharaxnimadiisa, isla markaana ay ka qeyb qaataan is bedelka la doonayo inuu ka dhaco dalka.<\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid ayaa\u00a0ka mid ah Musharaxiinta ugu xooggan ee ololaha weyn ugu jira sidii xilka madaxweynaha ugu guuleysan lahaayeen, waxaana dhowrkii todobaad ee u dambeeyay uu tagayay xarumaha maamul goboleedyada, sida Baydhabo, Kismaayo iyo Garowe.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in uu \u00a0RW Cumar ku sugnaan doono magaalada Kismayo ilaa berri, isagoo iminka wada olole aad u xoogan oo uu suxulduub ugu jiro sidii uu u hakan lahaa xilka madaxweynaha Soomaaliya .<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 dec 2016 (Puntlandes ) Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS Cumar C\/rashiid Cali Sharmarke ahna Musharax u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1362,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31499,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31497\/revisions\/31499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}