{"id":31550,"date":"2016-12-03T09:54:32","date_gmt":"2016-12-03T08:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31550"},"modified":"2016-12-03T13:23:46","modified_gmt":"2016-12-03T12:23:46","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-safar-ugu-baxay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31550","title":{"rendered":"Madaxweyne kuxigeenka dawlada Puntland oo safar ugu baxay magaalada Muqdisho sidii ay baahisay Warbaahinta Puntlandes"},"content":{"rendered":"<p><strong>December 03 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay magaalada Garoowe, iyagoo ku sii jeeda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31483\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1.jpg\" alt=\"232-5f1\" width=\"461\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-5f1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 461px) 100vw, 461px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Safarka maaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa salka kuhaya arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo Qaaybsiga Xubka Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi Soomaliya ee Somaliland oo ku leh Aqalka Sare 11 Xubnood.<\/p>\n<p>Eng Camey\u00a0ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu dhawaan ku qabtay Garoowe wuxuu ku sheegay in aan la aqbali doonin warar ay sheegeen guddiga Doorashooyinka oo ah in ay doorashadu qabsoomayso dhawaan.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso Warkii ay horay u baahisay Warbaahinta Puntlandes ee ku saabsanaa Safarka Wafdiga madaxweyne kuxigeenka Puntland:<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31468\" target=\"_blank\">Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Sabtida Muqdisho ku wajahan<\/a><\/span><\/p>\n<p class=\"entry_title\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 03 2016 (Puntlandes)-Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31550","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1731,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31550"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31584,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31550\/revisions\/31584"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}