{"id":31605,"date":"2016-12-03T18:35:33","date_gmt":"2016-12-03T17:35:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31605"},"modified":"2016-12-03T18:35:33","modified_gmt":"2016-12-03T17:35:33","slug":"wasaaradda-maaliyadda-dowladda-puntland-oo-ka-hadashay-canshuuraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31605","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Oo Ka Hadashay Canshuuraha."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 03 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax iyo Wasiir kuxigeenka Dakhliga\u00a0Mudane Maxamed Jibriil Caateeye ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo uu weheliyo Mudane Maxamed Fibrin Caateeye ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha Cashuuraha,Furdada,Saraakiisha Cashuuraha,dekeda iyo qaar kamid ah shaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay iney u yimaadeen kicinta cashuuraha qeybahooda kala duwan.<\/p>\n<p>Axmed Yaasiin Saalax ayaa sheegay in uu si weyn usoo dhaweynayo ganacsatada kala shaqeysay Wasaaradda bixinta cashuurahaas una horseeday go\u2019aankii dowladnimo iney fuliyaan.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland iyo Wasiir kuxigeenka Dakhliga ayaa kormeeray habsami u socodka shaqo ee Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda xarunta dekeda ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland ayaa mudada ay joogaan magaalada Boosaaso,waxay kulamo kor loogu qaaday Cashuutaha la qaadan doonaan ganacsatada gobolka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 03 2016 (Puntlandes)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax iyo Wasiir kuxigeenka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1478,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31607,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31605\/revisions\/31607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31606"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}