{"id":31684,"date":"2016-12-05T10:31:12","date_gmt":"2016-12-05T09:31:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31684"},"modified":"2016-12-05T13:08:55","modified_gmt":"2016-12-05T12:08:55","slug":"shir-looga-hadlayey-u-adkaysiga-aafooyinka-oo-muqdisho-lagu-soo-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31684","title":{"rendered":"Sawirro: Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS ayaa Soo Xiray Shir Weyne Sanadeedka 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Muqdisho, 05, Dec, 2016\u2026.<\/b>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday shir looga tashanayey u adkaysiga afooyinka oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Hay\u2019adaha dowladda, wakiilo ka socday maamulada goboladda, Hay\u2019adaha Samafalka, iyo khabiiro dhanka beeraha iyo xoolaha ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu horayntii Lataliyaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ee dhanka u adkaysiga Afooyinka Cabdi Axmed Baafo oo soo qaban qaabiyey shirka ayaa sheegay in shirkaan qaybtiisii hore ay Soomaalidu si adag ugu hadashay sidii loo samayn lahaa isku xir guud inta aysan dhicin afooyyinku.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cHalku dhiga Sanadkaan aan dooranaya ayaa ahaa <b>\u201cAwood isugu gaynta barnaamijyo wax ka taraya abaaraha soo noq noqda\u201d<\/b> waana arin lagu farxo in maanta Soomaaliya ka tashanayso sidii loo samayn lahaa isku xir guud oo laga yeelanayo u adkaysiga afooyinka iyo masiiboyinka dabiiciga ah, shirka qaybtiisi hore waxaa ku kulmay wakiilada ka socday dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe, waxaana isla garanay in lagama maarmaan tahay in wax weyn laga badalo qaabka hada loo shaqeeyo oo ah in lagu baraarugo masiibooyinka iyagoo dhacay, lalana yimaado isku xir guud iyo diyaar garow dhanka u adkaysiga afooyinka\u201d ayuu yiri Baafo.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo ka soo qayb galay xirtaanka shirka ayaa sheegay in sanadkaan dalka ay ka jiraan abaaro aad u daran, oo saamayn lixaad leh ku yeeshay dadka iyo duunyadaba.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cDalka waxaa ka jira abaaro aad u daran oo mudo dheer soo noq noqonayey, waxaa hada la qiyaasayaa in 50 % wax ka yar ay roobabku dalka ka da\u2019ayaan, xoolihii baadkii ayaa \u00a0ka sii dhamanaya, dadkana cuntada gaaabsi ku ah, markii sidaan wax u \u00a0dhacaan ayaan baraarugnaa, waxaa hada dolwadu wadaa qorshe qaran oo qayb ka ah ka hortaga afooyinka, abaartu markay dhacdo waxaa la samayn karaa gurmad, waxayna qaadanaysaa mudo sidii looga soo kabsan lahaa, waxaan loo baahan isku xirka dowlada faderaalka iyo dowlad goboleedyada, maanta waxaa muuqata in uu jiro isu soo dhawaansho dhanka wada shaqaynta ah\u201d ayuu yiri RW ku xigeenku.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu danbayntii shirkaan oo socday mudo sadex maalin ah ayaa gaba-gabdii laysku raacay:<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In shirarka isku xirka maamulada iyo dowlada dhexe marba gobol lagu qabto, kan ugu horeeyana uu ka dhacco bisha Maarso magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In sadexdii boloodba mar laysugu yimaado shir noocaan ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In u adkaysiga afooyinka lagala xiriiro Wasaaraddaha Qorshaynta ee heer maamul goboleed iyo mid Federaal.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Soomaalidu isku tashato oo miisaaniyadda ku baxaysa shirarkanoo kale ay bixiyaan maamulada gobolada iyo dowladda dhexe, si ay u noqoto wax Soomaalidu leedahay ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Wasaaradaha Qorshayntu ee heer maamul goboleed iyo mid federal ay keenaan mashaariic qaran ee la xiriira u adkaysiga afooyinka.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-m_4498716912611620402gmail-MsoListParagraphCxSpLast\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la dhiso awooda hay\u2019adaha heer faderaal iyo heer maamul gooleed ee u adkaysiga Afooyinka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31712\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7.jpg\" alt=\"232-6b7\" width=\"687\" height=\"515\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 687px) 100vw, 687px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31713\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a.jpg\" alt=\"232-6b7a\" width=\"698\" height=\"524\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31714\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa.jpg\" alt=\"232-6b7aa\" width=\"699\" height=\"466\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7aa-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31715\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b.jpg\" alt=\"232-6b7b\" width=\"698\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31716\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c.jpg\" alt=\"232-6b7c\" width=\"698\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31717\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d.jpg\" alt=\"232-6b7d\" width=\"693\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/232-6b7d-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-31685\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3.jpg\" alt=\"unnamed-3\" width=\"689\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3.jpg 918w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/unnamed-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 05, Dec, 2016\u2026.Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1459,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31684"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31718,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31684\/revisions\/31718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31714"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}