{"id":31867,"date":"2016-12-07T09:08:46","date_gmt":"2016-12-07T08:08:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31867"},"modified":"2016-12-07T09:08:46","modified_gmt":"2016-12-07T08:08:46","slug":"deg-deg-dowladda-puntland-oo-ciidamo-horleh-u-dirtay-xeebaha-qandala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31867","title":{"rendered":"Deg deg-Dowladda Puntland oo ciidamo horleh u dirtay xeebaha Qandala."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 07 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Dowladda Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo dheeraad ah oo kuwa badda ah u dirtay xeebaha degmada Qandala ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Xalay ilaa saaka waxaa degmada Qandala kadhacay duqeyn xoogan oo lala beegsaday fariisimo ay leeyihiin Ciidamada Kooxda Daacish, iyadoona saaka loo qaday suxufiyiin xogaha kasoo gudbiya.<\/p>\n<p>Hawlgalkan oo ay hoggaaminayaan saraakiil ciidan, madaxda gobolka Bari iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirrada Puntland, waxay ujeedadiisu tahay sidii kooxdaas looga sifeyn lahaa Qandala iyo<br \/>\ndeegaanada kale ee hoos taga.<\/p>\n<p>Ilaa hadda waxaa lasheegayaa in Daacish laga diley 11 katirsan hal gaarina laga qabsaday iyadoona ciidanka Puntland ay ka dhaawacmeen saddex askari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 07 2016 (Puntlandes)-Dowladda Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo dheeraad ah oo kuwa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1573,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31869,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31867\/revisions\/31869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}