{"id":31941,"date":"2016-12-08T08:09:51","date_gmt":"2016-12-08T07:09:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31941"},"modified":"2016-12-08T08:09:51","modified_gmt":"2016-12-08T07:09:51","slug":"shirkii-madasha-oo-laysku-mari-layahay-iyo-dowladda-puntland-oo-ku-dhawaaqday-inaysan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=31941","title":{"rendered":"Shirkii Madasha oo laysku mari la&#8217;yahay iyo dowladda Puntland oo ku dhawaaqday Inaysan."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 08 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Wararka aan kahelayno magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in shirkii madasha qaran siweyn laysugu fahmi la\u2019yahay kadib markii layska indhatiray cabashooyinkii kayimid dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa sheegay in dowladdu ay talaabo cad ka qaadanayso doorashooyinka Soomaaliya, haddii laysku dayo in la qabto doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliland.<\/p>\n<p>Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa wararku sheegayaaan in uu sheegay in haddii talaabadaas la qaado ay masuuliyada wixii ka dhasha qaadi doonaan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudiga doorashada dadban ee heer federal ayaa shalay ku dhawaaqay in doorashada xubnaha aqalka hoose eek a imaanaya Sool, Sanaag iyo Buuhoodle kaga jira dhanka Soomaaliland maanta la dooranayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31942\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec.jpg\" alt=\"madasha-dec\" width=\"680\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec.jpg 680w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Madasha-Dec-638x377.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 08 2016 (Puntlandes)-Wararka aan kahelayno magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-31941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1997,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=31941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31943,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/31941\/revisions\/31943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31942"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=31941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=31941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=31941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}