{"id":32080,"date":"2016-12-11T06:06:47","date_gmt":"2016-12-11T05:06:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32080"},"modified":"2016-12-11T06:06:47","modified_gmt":"2016-12-11T05:06:47","slug":"breaking-news-qarax-weyn-oo-goor-dhow-ka-dhacay-afaafka-hore-ee-dekeda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32080","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay  afaafka hore ee Dekeda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>11 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0Qarax aad u xoogan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa goor dhawayd ka dhacay afaafka hore Dekedda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1-2.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-32081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1-2.gif\" alt=\"226-3-1\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxaasi ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, goobjoogayaal ayaa saxaadda u sheegay in qaraxa uu dhacay xili dadka isku diyaarinayeen shaqada Dekedda iyo dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka socday agagaarka Dekedda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaadiidka gurmadka deg dega ayaa wada daabulida dadka waxyeelada kala duwan kasoo gaartay qaraxa saaka ka dhacay agagaarka dekada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Lama ogaan karo ilaa iyo iminka tirokoob la xiriira khasaaraha ka dhashay qaraxaan, balse waxaa uu gaystay dhimaasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Kala doco Warbaahinta Puntlandes waxii kusoo kordha qaraxa ka dhacay dekada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0Qarax aad u xoogan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32080","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1097,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32082,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32080\/revisions\/32082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}