{"id":32083,"date":"2016-12-11T06:47:56","date_gmt":"2016-12-11T05:47:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32083"},"modified":"2016-12-11T06:47:56","modified_gmt":"2016-12-11T05:47:56","slug":"dhegeyso-faahfaahin-ka-soo-baxaysa-qarixii-kadhacay-afaafta-dekedda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32083","title":{"rendered":"DHEGEYSO-Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarixii Kadhacay Afaafta Dekedda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 11 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, goobjoogayaal ayaa saxaadda u sheegay in qaraxa uu dhacay xili dadka isku diyaarinayeen shaqada Dekedda iyo dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka socday agagaarka Dekedda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Goob jooge kusugnaa agagaarka dekedda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in indhihiisu uu ku arkay dhaawacyo sababay qaraxa oo lagu sii wado gaadiidka gurmadka deg deg ah.<\/p>\n<p>Sidoo kalena goob joogaha ayaa waxa uu intaas ku daray in ciidamada amaanka durba ay isku gadaameen goobta,islamarkaana ay kala ceyriyeen dadkii goobta ka agdhawaa.<\/p>\n<p>DHEGEYSO<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-32083-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wareysi-Goobjooge.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wareysi-Goobjooge.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Wareysi-Goobjooge.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 11 2016 (Puntlandes)-Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, goobjoogayaal ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":32084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1516,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32086,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32083\/revisions\/32086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}