{"id":32125,"date":"2016-12-11T15:57:52","date_gmt":"2016-12-11T14:57:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32125"},"modified":"2016-12-11T18:14:07","modified_gmt":"2016-12-11T17:14:07","slug":"akhriso-xil-aqalka-hoose-puntland-ee-manta-la-doortay-beelaha-ay-kasoo-jeedaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32125","title":{"rendered":"Akhriso Xil. Aqalka Hoose Puntland ee manta la Doortay &#038; Beelaha ay kasoo jeedaan"},"content":{"rendered":"<p>10 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0 Caasimada Puntland ee Garowe ayaa saaka waxaa dib uga bilowday Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Puntland u matalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/230-2a8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-30897\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/230-2a8.png\" alt=\"230-2a8\" width=\"514\" height=\"242\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/230-2a8.png 514w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/230-2a8-300x141.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/230-2a8-292x137.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana lagu doortay 11 xildhibaan oo Aqalka Hoose ka tirsan, iyadoo mid ka mid ah uu Buuxiyey Kursigii uu ka geeryooday AUN Daahir Xaaji Geele.<\/p>\n<p>Xildhibaanada manta soo baxay waxaa kamid ah:<\/p>\n<p>32-Saleebaan Maxamuud Xaashi oo helay 40 cod: <strong>Beesha Cumar Maxamuud\/Majerteen<\/strong><\/p>\n<p>31-Cabdilaahi bidhaan warsame oo helay 32 cod: <strong>Beesha Naalaye Axmed\/Dhulbahante<\/strong><\/p>\n<p>30-Maxamed Cabdi kaafi maxamed oo helay 45 cod: <strong>Beesha Carab Saalax<\/strong><\/p>\n<p>29- Xaawo Yuusuf Axmed oo heshay 40 cod: <strong>Beesha Cumar Maxamuud\/Majerteen<\/strong><\/p>\n<p>28- Maxamuud Axmed Ciise Maas oo helay 37 cod: <strong>Beesha Cismaan Maxamuud\/Majeerteen<\/strong><br \/>\n27-Saadiq Warfaa oo helay 29cod: <strong>Beesha Maxamed Muumin\/Laylkase<\/strong><\/p>\n<p>26-Sharmaake Gaarad Suleymaan oo helay 50-cod: <strong>Beesha Yaxye Cabdalle<\/strong> \/Dhulbahante<\/p>\n<p>25-Sacdiya Samatar oo heshay 49cod: <strong>Beesha Carab Saalax<\/strong><\/p>\n<p>24-Cabdirashiid Gaboobe oo helay 27-cod: <strong>Beesha Maxamed Xasan<\/strong>\/Laylkase<\/p>\n<p>23-Daahir Maxamed Muuse oo helay 36-cod: <strong>Beesha reer Xirsi muumin\/Laylkase<\/strong><\/p>\n<p>22-Maxamed C\/laahi Faarax oo helay 49-cod . (Kurisigii uu ka Geeryooday Daahir Xaaji Geele): <strong>Beesha Dubeys<\/strong><\/p>\n<p>Puntland ayaa waxaa laga soo Dooranayey 37 Xildhibaan waxana ilaa hada la Doortay 32 Xunbood iyadoo ay harsan tahay 5 Xubnood oo kaliya.<\/p>\n<p>Puntlanders.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0 Caasimada Puntland ee Garowe ayaa saaka waxaa dib uga bilowday Doorashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2424,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32125"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32128,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32125\/revisions\/32128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30897"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}