{"id":32140,"date":"2016-12-12T05:31:39","date_gmt":"2016-12-12T04:31:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32140"},"modified":"2016-12-12T06:04:00","modified_gmt":"2016-12-12T05:04:00","slug":"doorashada-aqalka-hoose-oo-maanta-garoowe-lagu-soo-gabagabaynayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32140","title":{"rendered":"Doorashada aqalka hoose oo maanta Garoowe lagu soo gabagabaynayo."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 12 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Xarunta Jaamacadda bariga Africa ee magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in saaka lagu soo gabagabeeyo doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada federalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maanta ayaa waxaa lasoo\u00a0dooran doonaa ilaa shan\u00a0xildhibaan oo ah kuwa ugu dambeeya ee barlamaanka cusub, taasi oo kadhigan in Puntland ay soo afmeerto doorashada barlamaanka cusub.<\/p>\n<p>Haddii Puntland ku guulaysato inay soo doorato xildhibaanada kasoo gelaya barlamaanka deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn ee kujira xubnaha Soomaaliland, waxaa markale laysugu imaan doonaa doorashadooda.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo dhowaan soo gaarey Garoowe ayaa sheegay in xal laga gaari doono arrimaha xubnahaasi iyo meesha lagu dooran doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 12 2016 (Puntlandes)-Xarunta Jaamacadda bariga Africa ee magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in saaka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":32075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1503,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32140"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32142,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32140\/revisions\/32142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32075"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}