{"id":32206,"date":"2016-12-13T12:26:47","date_gmt":"2016-12-13T11:26:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32206"},"modified":"2016-12-13T12:26:47","modified_gmt":"2016-12-13T11:26:47","slug":"guddiga-doorashada-galmudug-oo-ka-digay-in-la-laalo-kuraas-lagu-doortay-cadaado-war-saxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32206","title":{"rendered":"Guddiga doorashada Galmudug oo ka digay in la laalo kuraas lagu doortay Cadaado (War saxaafadeed)"},"content":{"rendered":"<p>12 dec 2016 (Puntlandes) Guddiga doorashooyinka dadban ee maamulka Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlihii doorashooyinka ee ka dhacay Cadaado iyo hanaankii loo maray meel marintiisa.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga xalinta khilaafaadka ay iska kaashanayaan sidii ay u carqaladeyn lahaayeen, isla markaana u laali lahaayeen kuraas laga soo maray doorashadooda dhib badan, iyagoo aan xog wareysi rasmi kala sameyn howl wadeenada iyo guddigooda.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka heer federaal iyo Beesha Caalamka ayaa horay u saaray war saxaafadeed ay ku qaadaceen doorashada kuraas ka mid ah kuwa lagu doortay Cadaado oo shaki la geliyay qaabka lagu doortay.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga doorashada Galmudug:<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32207\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8.png\" alt=\"233-1c8\" width=\"744\" height=\"1119\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8.png 1008w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8-199x300.png 199w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8-768x1155.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8-681x1024.png 681w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8-292x439.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1c8-638x960.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 744px) 100vw, 744px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 dec 2016 (Puntlandes) Guddiga doorashooyinka dadban ee maamulka Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32207,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1148,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32208,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32206\/revisions\/32208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32207"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}