{"id":32226,"date":"2016-12-14T09:12:25","date_gmt":"2016-12-14T08:12:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32226"},"modified":"2016-12-14T09:12:25","modified_gmt":"2016-12-14T08:12:25","slug":"daawo-barnaamij-ku-saabsan-jaaliyadda-puntland-ee-melbourne-oo-shahaadooyin-gudoonsiisay-gabadho-aad-u-firfircoon-cumar-dhoolawaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32226","title":{"rendered":"Daawo Barnaamij ku saabsan Jaaliyadda Puntland ee Melbourne oo shahaadooyin gudoonsiisay Gabadho aad u firfircoon &#038; Cumar Dhoolawaa"},"content":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Jaaliyadda Puntland ee Melbourne ee dalka Australia ayaa waxay qabatay Munaasabad ballaaran oo ay abaalmarin ah ku shahaadoonsiisay Gabadho ka mid ah Jaaliyadda oo aad u firfircoon qabtayna shaqooyin waxtar u ah Bulshada reer Puntland iyo Gudoomiyhii hore ee Jaaliyadda Puntland Cumar Dhoolawaa oo waqtigiisa geliyey wax u qabadka Bulshadiisa haday noqon \u00a0lahayd\u00a0Jaaliyadda Puntland ee Melbourne ama dalkii Puntland.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-32227\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7.png\" alt=\"233-1d7\" width=\"698\" height=\"413\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7.png 796w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7-300x178.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7-768x454.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7-292x173.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-1d7-638x378.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><br \/>\nWaxgaradkii munaasabada ka hadlay waxaa ka mid ah Aqoonyahan Xasan Yuusuf Dhuux (Xasan Garabey) oo aad ugu dheeraaday u mahadcelinta Gabdhaha\u00a0Jaaliyadda Puntland ee Melbourne iyo guud ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed oo caan ku ah Hawl karnimo iyo dadaal dheeraad ah\u00a0oo ay markasta Muujiyaan.<\/p>\n<p>Mudane\u00a0Xasan Garabey ayaa dhanka kale Hawl karnomadii iyo shaqadii aadka u fiicnayd ee uu\u00a0usoo qabtay Jaaliyadda Puntland ee Melbourne gaar ahaan mudadii 7da sanno ahayd ee uu soo ahaa Gudoomiyaha\u00b4Jaaliyadda Puntland ee Melbourne.<\/p>\n<p>Daawo Barnaamij ku saabsan Jaaliyadda Puntland ee Melbourne oo shahaadooyin la gudoonsiisay Gabadho aad u firfircoon iyo Gudoomiyhii hore ee Jaaliyadda Puntland Cumar Dhoolawaa.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mVwiG1_7YUU\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Jaaliyadda Puntland ee Melbourne ee dalka Australia ayaa waxay qabatay Munaasabad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32226","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2007,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32228,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32226\/revisions\/32228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32227"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}