{"id":32239,"date":"2016-12-14T09:12:45","date_gmt":"2016-12-14T08:12:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32239"},"modified":"2016-12-14T12:33:52","modified_gmt":"2016-12-14T11:33:52","slug":"deg-deg-diyaarad-khaas-ah-oo-saaka-rw-cumar-u-qaaday-dubai","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32239","title":{"rendered":"Diyaarad khaas ah oo saaka RW Cumar u qaaday Dubai"},"content":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in saaka ay Diyaarad khaas ah ka qaaday Garoonka Canonoco Raysul Wabaaraha DFS ahna Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake , wuxuuna ku sii jeedaa Dubai.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-31498\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg\" alt=\"217-8l\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/217-8l-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysul Wasaare Sharmaarke oo ay weheliyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka cusub iyo ilaaladiisa ayaa Garoowe ka dibna ku hakaday Garoonka Diyaaradaha Bosaso, halkaasoo uu ka sii qaatay Diyaarad kale oo sugaysay halkaas oo ay dowladda Imaraadku soo kiraysay, halka wafdigii la socdao oo isugu jiray qaar ka mid ah xildhibaanadii cusbaa, Ilaaladiisii iyo shaqaalaha xafiiskiisa ay diyaarad kale u qaaday magaaladda Muqdiso.<\/p>\n<p>Safarka RW Cumar ayaa la xiriira Doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya oo uu Olole xoogan ugu jiro sidii uu u hanan lahaa xilka Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wixii war ah oo la xiriira doorashada Soomaaliya kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in saaka ay Diyaarad khaas ah ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1764,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32239"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32243,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32239\/revisions\/32243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}