{"id":32244,"date":"2016-12-14T12:48:16","date_gmt":"2016-12-14T11:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32244"},"modified":"2016-12-14T12:53:37","modified_gmt":"2016-12-14T11:53:37","slug":"xog-cabdikarim-guuleed-oo-maalmaha-socda-ku-dhawaaqi-doona-musharaxnimadiisa-madaxweynenimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32244","title":{"rendered":"XOG: Cabdikarim Guuleed oo maalmaha socda ku dhawaaqi doona musharaxnimadiisa madaxweynenimo"},"content":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxaa soo gaaray War lagu kalsoon yahay oo sheegaya\u00a0in madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikarim Guuleed loo badniayo inuu maalmaha soo socda ku dhawaaqo inuu yahay Musharax u taagan Xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-30109\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled.jpg\" alt=\"abdikarin-guled\" width=\"494\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled.jpg 494w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled-300x239.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled-292x233.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Abdikarin-Guled-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 494px) 100vw, 494px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0Cabdikarim oo iminka ku sugan Caasimadda Kenya ee Nairobi ayaa\u00a0wuxuu ku jiraa qaban qaabadii ugu dambaysay oo uu ugu jiro inuu isku soo taago xilka madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan la filayo inay Doorashadeedu dhacdo.<\/p>\n<p>Ma aha\u00a0Cabdikarim madaxweynihii u horeeyey ee maamulada Soomaaliya ee isku soo taaga xilkan, horay waxaa ugu dhawaaqay inuuMusharax yahay Shariif xasan oo ah madaxweyanaha KGS.<\/p>\n<p>Cabdikarim ayaa noqonaya mas&#8217;uulkii 4aad ee ku jira Madaxsha Hogaamiyayaasha Qaranka oo shaaciya inuu yahay Musharax madaxweyne, iyadoo horay auy u shaaciyeen madaxweynaha DFs Xasan Sheekh, Raysul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo\u00a0madaxweyanaha KGS Shariif xasan, ilaa hadda waxaan isa soo sharixin\u00a0madaxweyanaha\u00a0Puntland,\u00a0madaxweyanaha Jubaland Axmed Madoobe iyo\u00a0madaxweyanaha\u00a0Hirshabeelle cabdulaahi Cosoble oo gadaal kaga soo biiray.<\/p>\n<p>Wixii war ah oo la xiriira doorashada Soomaaliya kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 dec 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxaa soo gaaray War lagu kalsoon yahay oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1834,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32244"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32248,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32244\/revisions\/32248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30109"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}