{"id":3225,"date":"2014-10-08T19:41:03","date_gmt":"2014-10-08T17:41:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3225"},"modified":"2014-10-09T12:37:18","modified_gmt":"2014-10-09T10:37:18","slug":"qabaailada-ay-ka-soo-jeedaan-agaasimayaasha-uu-magacaabay-m-weyne-gaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3225","title":{"rendered":"Qabaa,ilada ay ka soo jeedaan Agaasimayaasha uu Magacaabay M.weyne Gaas"},"content":{"rendered":"<p>Ka dib baaritaan iyo dabo gal aanu sameeyney ayaa waxaan helnay magacyada iyo qabaa,ilka ay kasoo jeedaan 13 Agaasime guud oo uu u magacaabay Wasaaradaha Dowlada Puntland maanta oo Arbaco\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">08 October 2014<\/strong>\u00a0Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali \u201cGaas\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/389.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2986\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/389-300x200.jpg\" alt=\"389\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">Waxayna kala yihiin Magacyada , Xilalka iyo Qabaa,ilka ay kasoo jeedaan Agaasimayaasha guud ee maanta uu soo magacaabay Madaxweynaha Dowlada Puntland Sidatan hoose :-<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Muno Daahir Dalmar<\/strong>\u00a0Agaasimayaha Guud Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Warsangali .<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Rooble Faarax Ciise<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Garoomaha iyo Duulista Hawada<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Cumar Maxamuud Jifida Reer Xirsi.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Ibraahim Xareed Cali<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha iyo Waraabka\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka\u00a0<\/strong>Siwaaq roon Jifida Aadan Cabdiraxiin.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Maxamed Cabdulqaadir Cismaan<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Xanaanada Xoolaha Magaca\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Cali Saleebaan Jifida Ismaa,iil Cali, Waxaa Abti u ah Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Yaasiin Cali Yuusuf<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda<strong>\u00a0<\/strong><strong>Qabiilka<\/strong>\u00a0Cismaan Maxamuud Jifida Muuse Suldaan wuxuuna ka yimid Dalka Australia gaar ahaan Melbourne.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Cabdirasaaq Maxamed Cali \u201cBog-cad\u201d<\/strong>\u00a0Agaasimaha guud Wasaarada Deegaanka iyo Duur-joogta\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Cismaan Maxamuud Jifida Is-xul.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Maxamed Cali Faarax<\/strong>\u00a0Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Gudaha , Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Ciise Maxamuud Jifida Abokor Ciise<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Kayse Cabdi Cali Shire<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Ugaaryahan Jifidda Wacays Cabdulle.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Cabdikhadar Muuse Guure<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Amniga qeybta Amniga \u2018<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Ciise Maxamuud Jifida Muuse Ciise<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Cabdirisaaq Maxamed Xasan<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Amniga Qeybta DDR-ta<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka<\/strong>\u00a0Cumar Maxamuud Jifida Reer Khalaf.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Daahir Maxamed Muuse<\/strong>\u00a0Agaasimaha guud Wasaarada Ganacsiga Qeybta Ganacsiga<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka\u00a0Leelkase Reer Judhe<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Cabdirasaaq Yuusuf Shire<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Ganacsiga Qeybta Warshadaha\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka\u00a0Warsan-gali Dubays<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\"><strong style=\"font-style: inherit;\">Maxamed Ismaa,iil Siciid<\/strong>\u00a0Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta iyo Hidaha iyo Dhaqanka\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Qabiilka \u2026\u2026<\/strong><em><strong>.<\/strong><\/em><em>\u00a0<\/em><em>Puntlandes dib ayay kasoo sheegi doontaa<\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0<\/em><\/p>\n<p><em>Xigasho: Puntlandnow.com<\/em><\/p>\n<h2><em>Daabacaad Puntlndes.com<\/em><\/h2>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib baaritaan iyo dabo gal aanu sameeyney ayaa waxaan helnay magacyada iyo qabaa,ilka ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3225","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2198,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3246,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3225\/revisions\/3246"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}