{"id":32276,"date":"2016-12-14T15:32:49","date_gmt":"2016-12-14T14:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32276"},"modified":"2016-12-14T15:32:49","modified_gmt":"2016-12-14T14:32:49","slug":"sawiro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-hadlay-heerka-ay-marayso-abaarta-ka-jirta-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32276","title":{"rendered":"SAWIRO:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Hadlay Heerka ay Marayso Abaarta Ka Jirta Puntland."},"content":{"rendered":"<p><strong>WARBIXIN+SAWIRO:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Hadlay Heerka ay Marayso \u00a0Abaarta Ka Jirta Puntland.<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta <a href=\"calendar:T2:14 December 2016\">14 December 2016<\/a> ka hadlay heerka ay marayso abaarta baaxadaleh ee ka jirta Puntland, kadib waraysi uu siiyey warbaahinta caalamiga ah.<\/p>\n<p>Warbaahinta caalamiga ee uu Madaxweynaha Dawladda Puntland siiyey waraysiga ayaa waxa ay kala ahaayeen Al-jazeera, Al-carabiya, \u00a0Al-mayaadiin,\u00a0 Aanadol Agency, AFP iyo Writers, sidoo kale waxaa joogay warbaahinta gudaha dalka ee af soomaaliga ku hadla.<\/p>\n<p>Ugu horayn Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka hadlaya abaarta ka jirta Soomaaliya Gaar ahaan Puntland ayaa sheegay inay tahay mid aad \u00a0u daba dheeraatay isla markaana saamayn xoogan ku yeelatay dadka yo duun yada.<\/p>\n<p><strong>\u2018\u2019xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan puntland waa mid saamayn xooga ku yeelatay dadkii iyo duunyadiiba, xoolihii badan koodu waa ka dhamadeen dadka reer guuraaga ah, dadkiina waa ay soo xeroodeen badan koodu iyagoo imanaya degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland, abaartan ka jirta Puntland waxa ay u baahan tahay xal, talabadaa koowaadna waa mid ah runtii in dad lala soo gaadho macaawimo deg deg ah Biyo, Cunto iyo Daawo, tan labaadna waxaa weeyey sidii \u00a0looga gaashaaban lahaa abaartan soo laalaabatay xal waarana looga gaadhilahaa\u2019\u2019 <\/strong>ayuu yiri madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadalay doorka ay Dawladda Puntland ka qaadatay gurmadka loo fidinayo dadka abaartu saamaysay eer Puntland, isla markana waxa uu Madaxweynuhu sheegay in Dawladda Puntland iyo shacabkeedu gaar siyeen gurmad kala duwan meelo badan oo kamida Puntland taasoo aan wax badan ka kaafinayn \u00a0dadka abaartu halakaysay, sidoo kale madaxweynaha ayaa tibaaxay in \u00a0Dawlada Puntland\u00a0 iyo shacab keeduba aysan ka daali doonin dedaalka iyo gurmadka loofidinayo dadka abaartu\u00a0 saamaysay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Haay\u2019adaha\u00a0 ku hawlan arrimaha bini aaadantinimda abaarta baaxadaleh ee ka jirta Puntland.<\/p>\n<p><strong>\u2018\u2019Bishii February ee sanadkan 2016 ayaanu ku wargeliney haay\u2019adaha dalka inay ka jirto abaar baaxadleh kana sii darnaan karto, \u00a0ilaa iminka \u00a0waa diyaar garoobayaan wax jawaabana kama hayno badan kooda wax yar mooyaane, qaarkood waxay aaminsan yihiin ilaa abaartu gaadho macaluul inaanay wax gargaara ka gaysan Karin dadka baartu saamaysay ee gurmadka loo fidinaayo\u2019\u2019 <\/strong>ayuu yiri madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Ugu danbayn Madaxweynaha Dawladda Puntland Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq u diray umada Soomaliyeed, shacabka reer Puntland, beesha caalamka iyo haay\u2019yadaha ku hawlan arimaha bini aadantinimada in ay ka soo qayb qaataan gurmadka loo fidinaayo dadka abaartu saamaysay.<\/p>\n<p><strong>&#8211;DHAMMAAD\u2014<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-32277\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267.jpg\" alt=\"img_9267\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-32278\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1.jpg\" alt=\"img_9267\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9267-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-32279\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272.jpg\" alt=\"img_9272\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/IMG_9272-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARBIXIN+SAWIRO:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Hadlay Heerka ay Marayso \u00a0Abaarta Ka Jirta Puntland. Madaxweynaha Dawladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1088,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32280,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32276\/revisions\/32280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32277"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}