{"id":32345,"date":"2016-12-15T18:47:01","date_gmt":"2016-12-15T17:47:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32345"},"modified":"2016-12-15T18:47:01","modified_gmt":"2016-12-15T17:47:01","slug":"bosaaso-50-dhalinyaro-ah-oo-xirfado-shaqo-abuur-loogu-sameynayo-magaaladda-bosaaso-markii-3aad-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32345","title":{"rendered":"BOSAASO: 50 Dhalinyaro ah oo xirfado shaqo-abuur loogu sameynayo magaaladda Bosaaso markii 3aad (SAWIRO)"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Hay\u2019adda SOVOYODO ee ka shaqeysa arimaha dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa markii 3aad Xirfado shaqo u abuuraysa dhalinyaro 50 ah kuwaas oo isuga jira wiilal iyo gabdho. Xirfadahaan oo ah kuwa kala duwan isla markaana lagu barayno Dawaarka,Korontadda,Shaqo-guri iyo weliba soo dhaweynta ayaa xafladii lagu furayey waxa ay ka dhacday Hotel Tropical ee magaaladda Boosaaso.<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Masuulyiin ka tirsan Dowladda,Maamulka Hay\u2019adaha SOVOYODO, SOCA,Waalidiin,arday iyo marti sharaf kale ayaa aheyd mid si qurux badan loo soo diyaariyey.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu horeyn waxaa lagu furay Ayado quraan ah, ka dibna waxaa lagu soo dhaweeyay Agaasimaha Hay\u2019adda SOVOYODO Mudane. Cabdiwali Xassan Gooni isaga oo ka hadlay xafladda soo dhaweynta ardayda ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in maanta markii 3aad dhalinyaro tiradoodu gaaraysa 50 ay u furaan tababar xirfadaha ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u201c Aad baan ugu faraxsanahay inaad nagala soo qeyb gashaan xafladaan, maantay waxaanu halkaan u joognaa soo dhaweynta qeybtii 3aad oo arday kuwaas oo tiradoodu tahay 50 rag iyo dumar leh, horey sidaan oo kale waxaa tababar iyo shaqo-abuur u sameynay 100 dhalinyaro ah kuwaas oo hadda ka shaqeeya magaaladda Boosaaso, waxaana u mahadcelinayaa Hay\u2019adda USADF\/SOCA\u00a0oo gacan naga siinaysa barnaamijkaan.\u201d<\/b> Ayuu yiri Gooni.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kalena waxaa lagu soo dhaweyay Sahro Cabdiraxman oo ka soctay Hay\u2019adda SOCA oo wadda shaqeyn la leh SOVOYODO taasi oo kula dardaarantay arday cusub inay muujiyaan dadaal isla markaanal a yimaadaan karti ay hadhow ku shaqeystaan, waxa ayna amaan u jeedisay maamulka Hay\u2019adda oo in badna ka shaqeeya arimaha dhalinyaradda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Goobta ayaa waxa sidoo kale ka hadlay arday, tababaryaasha iyo waalidiin kuwaas oo muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin in maantay qeybtii 3aad la tababarayaal ah ay qaadato Hay\u2019adda SOVOYODO iyagga oo u jeediyey amaan doorka wanaagsan ay ku leedahay shaqo-abuurka dhalinyaradda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Maax Colow Faahiye, Agaasimaha Arimaha bulshadda Dowladda Hoose Bosaaso ahna xildhibaan ka tirsan gollaha degaanka ayaa hadal dheer oo uu ka jeediyey xafladda sheegay muhiimadda ay leedahay in dhalinyaradda helaan fursado shaqo abuur.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u201cSOVOYODO waxa ay qaaday tilaabo wanaagsan, Soomaaliya maantay waxa u baahan tahay dhalinyaro sidaan oo kale dadka iyo dalka ugu shaqeeya, hadii barshadda xirfadaha la badiyo waxaa kordhaya shaqooyinka ay helayaan dhalinyaradda, horey sidaan oo kale 100 dhalinyaro ah ayaa la tababaray isla markaana shaqooyin la siiyey waxaana ku amaanay maamulka Hay\u2019adda iyo cid walba oo gacan ka siisay.\u201d<\/b>Ayuu yiri Maax Coloow.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambeyntii xafladda ayaa lagu soo xiray dardaaro loo jeediyey ardayda cusub ee xirfadaha kala duwan baran doonta iyagga oo loo rajeeyay guul, Haya\u2019dda SOVOYODO ayaa sidaan oo kale horey tababaro u siisay dhalinyaro Soomaaliyeed oo gaaray 100 kuwaas oo hadda ka shaqeeya Bosaaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32346\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1.jpg\" alt=\"1\" width=\"656\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32347\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2.jpg\" alt=\"2\" width=\"653\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32348\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3.jpg\" alt=\"3\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32349\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1.jpg\" alt=\"4\" width=\"659\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/4-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32350\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5.jpg\" alt=\"5\" width=\"658\" height=\"438\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32351\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1.jpg\" alt=\"6\" width=\"651\" height=\"434\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/6-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32352\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1.jpg\" alt=\"7\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/7-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32353\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8.jpg\" alt=\"8\" width=\"663\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32354\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1.jpg\" alt=\"9\" width=\"665\" height=\"271\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1.jpg 1354w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1-300x122.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1-768x313.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1-1024x417.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1-292x119.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/9-1-638x260.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 665px) 100vw, 665px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><i>Cabdiqani Xassan Dhagjar<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><i>binuxasan90@hotmail.com<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><i>Bosaaso,Somaliya<\/i><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda SOVOYODO ee ka shaqeysa arimaha dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa markii 3aad Xirfado shaqo u abuuraysa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1361,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32355,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32345\/revisions\/32355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32349"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}