{"id":32589,"date":"2016-12-19T09:41:36","date_gmt":"2016-12-19T08:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32589"},"modified":"2016-12-19T09:41:36","modified_gmt":"2016-12-19T08:41:36","slug":"labo-ruux-oo-biyo-kula-tageen-deegaan-katirsan-suuj-iyo-garmaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32589","title":{"rendered":"Labo Ruux Oo Biyo Kula Tageen Deegaan Katirsan Suuj iyo Garmaal."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 19 2016 (Puntlandes)<\/strong>-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Suuj ee xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in laba qof oo reer guuraa ah ay biyo kula tageen halka lagu magacaabo Xoor oo qiyaastii 2KM u jirta Togga Suuj.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in dadka biyuhu qaadeen ay kamid ahaayeen qoys reer guuraa ah oo deganaa meel biyo mareen ah.<\/p>\n<p>Qoyska ayaa waxaa kusoo rogmaday daad xoogan oo kadhashay roobab saacadihii ugu dambeeyey ka da\u2019ayey deegaamada buuraleeyda ah ee ku hareeraysan Suuj, sida dadka deegaanku u sheegeen warbaahinta.<\/p>\n<p>Dhanka kalena HADMA ayaa waxa ay sheegtay in 24-ka saac ee soo socota ay qiimayn ballaaran ku samayn doonto xaaladda roobka, saamaynta uu geysto iyo haddii khasaare uu kadhashay, ayna dirtay kooxo qiimayn kusoo samayn doona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 19 2016 (Puntlandes)-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Suuj ee xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32589","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1725,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32590,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32589\/revisions\/32590"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}