{"id":32872,"date":"2016-12-25T05:30:21","date_gmt":"2016-12-25T04:30:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32872"},"modified":"2016-12-25T05:31:02","modified_gmt":"2016-12-25T04:31:02","slug":"golayaasha-barlamaanka-cusub-oo-ladhaarin-doono-27-ka-december","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32872","title":{"rendered":"Golayaasha Barlamaanka Cusub Oo Ladhaarin Doono 27-ka December."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 25 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maalinka Talaadada ah ee taariikhdu ku beegan tahay 27-ka December lagu dhaarin doonaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xoghayaha barlamaanka Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux), ayaa ugu baaqay mudanayaasha cusub ee barlamaanka Soomaaliya inay Talaadada soo socota horay usoo qaataan karaka iyo shahaadooyinkooda cusub ee aqoonsiga.<\/p>\n<p>\u201cSi waafaqsan qodobka 66aad, farqadiisa 1aad ee Dastuurka Federaalka<br \/>\niyo warqadda ku taariikheysan 19ka December 2016 ee guddiga heer<br \/>\nFederaal doorashooyinka dadban ee 2016 kusoo saaray natiijada<br \/>\nXildhibaannada ku guulaystay xubinnimada labada aqal ee Baarlamaanka<br \/>\n10aad ee Soomaaliya waxaan ku wargelinaynaa Xildhibaannada<br \/>\nBaarlamaanka in munaasabadda dhaarinta lagu qaban doono xarunta<br \/>\nAkadeemiyada General Kaahiye ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed\u201d ayuu<br \/>\nyiri Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 25 2016 (Puntlandes)-Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maalinka Talaadada ah ee taariikhdu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32872","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1612,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32872"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32877,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32872\/revisions\/32877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}