{"id":32883,"date":"2016-12-25T10:47:36","date_gmt":"2016-12-25T09:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32883"},"modified":"2016-12-25T10:50:13","modified_gmt":"2016-12-25T09:50:13","slug":"xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-qalabka-sida-oo-boosaaso-lagu-diley-iyo-raggii-dilay-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=32883","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyihii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Boosaaso Lagu Diley iyo Raggii Dilay Oo Laqabtay."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 25 2016 (Puntlandes)<\/strong>-Labo nin oo\u00a0hubaysan ayaa magaalada Boosaaso kudishey AUN Xeer ilaaliyihii guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland Cabdikariim Xasan, xilli uu kusugnaa bartamaha magaalada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-32884\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5.png\" alt=\"233-3d5\" width=\"454\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5.png 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5-300x240.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5-292x234.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5-638x510.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-3d5-80x63.png 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 454px) 100vw, 454px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ee aan helnay ayaa sheegaya in ciidanka ammaanku ay gacanta kudhigeen ragii ka dambeeyey dilkiisa iyadoona la rumaysan yahay inay ka dambeeyeen dilkii agaasimihii madaxtooyada Boosaaso.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa ku geeryooday goobta Rasaasta lagula beegtay, waxaana dilkiisu uu qayb ka noqonayaa dilal taxane ahaa oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Waa dilkii sadexaad oo mudo 10 ciso ka yar loogu gaysto mas&#8217;uul ka tirsan ama u shaqaynayey dawlada Puntland:<\/p>\n<ol>\n<li>Taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland G\/Dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi<\/li>\n<li>Agaasimihii Madaxtooyada Bosaso Aadan-Gaas Huruuse Yuusuf Canshuur<\/li>\n<li>Xeer Illaaliyaha guud ee Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye<\/li>\n<\/ol>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p><strong>Lasoco faafaahin<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 25 2016 (Puntlandes)-Labo nin oo\u00a0hubaysan ayaa magaalada Boosaaso kudishey AUN Xeer ilaaliyihii guud ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":32884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-32883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2140,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=32883"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32889,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/32883\/revisions\/32889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/32884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=32883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=32883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=32883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}