{"id":33042,"date":"2016-12-27T16:52:50","date_gmt":"2016-12-27T15:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33042"},"modified":"2016-12-27T16:52:50","modified_gmt":"2016-12-27T15:52:50","slug":"xasan-sheekh-oo-ka-baaqday-dhaarintii-xildhibaanada-cusub-sabata","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33042","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo ka Baaqday Dhaarintii Xildhibaanada cusub, Sabata!"},"content":{"rendered":"<p>27 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Musharax Xasan Sheekh ayaa maanta ka Baaqday Dhaarintii Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacday Iskuulka Booliska ee Gen Kaahiye.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-31671\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2.png\" alt=\"223-2a2\" width=\"432\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2.png 522w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2-300x266.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2-90x80.png 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/223-2a2-292x258.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 432px) 100vw, 432px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay tahay ujeedada uu Xasan Sheekh uga baaqday Dhaarinta Boor isku qarin uu ku doonayo inuu ku muujiyo inuusan waxba kala socon Qorshaha Dhaarinta.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa Beesha Caalamku waxay ku haysataa labo Qodob oo kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>18kii kursi ee ay Madashu ku kordhisay Aqalka Sare oo Dastuurku Qorayey inay ahaato 54 oo kaliya, laakiin uu doonayo inuu ka dhigo 72 kursi.<\/li>\n<li>Kuraasta ay Kooxda DAMUL JADIID boobtay oo ay Beesha Caalamku doonayso in Doorashadooda lagu noqdo laakiin uu diidan yahay Xasan Sheikh.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Maanta ayey Beesha Caalamku waxay soo saartay Qoraal ay ku cadaynayso diidmadeeda Xubnaha ay Kooxda DAMUL JADIID boobtay, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33015\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso<\/a><\/span>.<\/p>\n<p>Isku soo duuboo Xasan Sheekh ayaa baaqashadiisa Dhaarintii Xildhibaanada cusub waxay Warbaahinta Puntlandes ku macnaysay \u201cYaan lagugu sawirin ee inkir&#8230;\u201d<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 dec 2016 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Musharax Xasan Sheekh ayaa maanta ka Baaqday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1624,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33047,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33042\/revisions\/33047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/31671"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}