{"id":33050,"date":"2016-12-27T17:19:02","date_gmt":"2016-12-27T16:19:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33050"},"modified":"2016-12-27T17:44:42","modified_gmt":"2016-12-27T16:44:42","slug":"madashii-oo-warkeedii-maanta-soo-af-jarmay-kuraastii-ay-ku-dareen-aqalka-sare-oo-barlamanku-laalayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33050","title":{"rendered":"Madashii oo Warkeedii Maanta soo Af-jarmay &#038; Kuraastii ay ku dareen Aqalka Sare oo Barlamanku laalayo!"},"content":{"rendered":"<p>27 dec 2016 (Puntlandes) Waxaa manta oo ay taarikhdu tahay 27da dec 2016ka la dhaariyey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33051\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5.jpg\" alt=\"233-4b5\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bilihii u dambeeyey ayaa Soomaaliya waxaa Sharciyadii go\u2019aan gaarista Soomaaliya, daadihinta Doorashooyinka Soomaaliaya, Afduubtay madal loogu magic daray Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha, Gudoomiyaha iyo Raysul wasaaraha \u00a0DFS \u00a0iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Musharax Xasan Sheekh ayaa Gacan adag ku haye ama ku hagayey Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka, iyadoo go\u2019aamada kasoo baxaa ay mar kasta u danaynayeen isaga.<\/p>\n<p>Hadaba manta Soomaaliya waxay yeelatay Baarlamaan ka kooban labo Aqal, kaasoo leh labo Gudoomiye oo ku meel gaar ah, iskuna diyaarinaya inuu Doorto maalmaha soo socda Gudoonkii labada Aqal iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida ay ogaatay Warbaainta Puntlandes waxa uu Baarlaamka Soomaaliya laalayaa go\u2019aan kasta oo ay Madashu gaartay o oka hor imaanaya Dastuurka Soomaaliya, waxaana ka mid ah go\u2019aankii ay ugu kordhiyeen Kuraasta Aqalka Sare 18 kursi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 dec 2016 (Puntlandes) Waxaa manta oo ay taarikhdu tahay 27da dec 2016ka la dhaariyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1648,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33050"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33053,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33050\/revisions\/33053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33051"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}