{"id":33129,"date":"2016-12-28T05:59:41","date_gmt":"2016-12-28T04:59:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33129"},"modified":"2016-12-28T05:59:41","modified_gmt":"2016-12-28T04:59:41","slug":"midowga-africa-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyey-barlamaanka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33129","title":{"rendered":"Midowga Africa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey barlamaanka cusub."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Caetano Madeira, ayaa u hambalyeeyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay guul muhiim ah in laga gaaray kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cTani waa tallaabo muhiim ah, kana mid ah safarada uu dalka Soomaaliya galayo, si loo helo \u00a0xasilooni siyaasadeed, dimuqraadiyad iyo maamul wanaag\u201d Ayuu yiri Mr. Madeira.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ayaa ammaanay Ciidamada Ammaanka Qaranka Soomaaliya iyo sidoo kale Ciidamada AMISOM, kuwaas oo si weyn u sugaya ammaanka, sidoo kalena ka hortagaya arbushaad dhacda xilliga Doorashada.<\/p>\n<p>Ambassador Madeira ayaa soo hadal qaaday Doorashadii 2012-kii iyo midan 2016-ka, waxaana uu sheegay Doorashadan in ay tahay mid jideyneysa, korna u qaadeysa shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Caetano Madeira ayaa waxa uu xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 10-aad ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan hormarka Dalka, adkeynta nabad waarta iyo xasiloonida, iyada oo loo marayo horumarinta qaab-dhismeed sharci ah.<\/p>\n<p><strong>\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2013Dhammaad\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014-<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Caetano Madeira, ayaa u hambalyeeyay Dowladda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":33130,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1595,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33129"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33131,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33129\/revisions\/33131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33130"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}