{"id":33153,"date":"2016-12-28T12:54:23","date_gmt":"2016-12-28T11:54:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33153"},"modified":"2016-12-28T19:36:19","modified_gmt":"2016-12-28T18:36:19","slug":"deg-deg-itoobiya-oo-weerar-kusoo-qaaday-deegaanka-xanan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33153","title":{"rendered":"Deg deg: Itoobiya oo weerar kusoo qaaday deegaanka Xanan"},"content":{"rendered":"<p>28 dec 2016 (Puntlandes) Ciidan xuduudaha Itoobiya, ayaa maanta gudaha usoogalay xuduuda Soomaaliya, waxaana ay dileen Hal askari.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1-2.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-32081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/226-3-1-2.gif\" alt=\"226-3-1\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidankaan ayaa ka carooday deegaanka xananyaale oo ay maalinkii shalay ahayd Dowladda Puntland, ka dhagax dhigtay ceelbiyood, saldhig ciidan iyo Xarun caafimaad, waxaana soo dhagax dhigay Gudoomiyaha Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Sida ay warar hordhac ah sheegayaan, Hal qof ayey dileen ciidanka Itoobiya, waxaana ay latageen 3qof oo kale.<\/p>\n<p>Ciidanka Itooboya ayaa marlabaad sooweeraray dadka shacabkaa ee deegaanka, waxaana halkaas ka biloiw dagaal sababay dhimasho labada dhinacba ah.<\/p>\n<p>goob joogayaal ayaa noo sheegay in ay arkayeen uguyaraan 3kamid ah ciidanka Itoobiya oo Goobta yaala , wali waxaa la sheegayaa dagaal goos goos ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Lasoco wixii kasoo kordha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 dec 2016 (Puntlandes) Ciidan xuduudaha Itoobiya, ayaa maanta gudaha usoogalay xuduuda Soomaaliya, waxaana ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":33118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1756,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33153"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33171,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33153\/revisions\/33171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33118"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}