{"id":3317,"date":"2014-10-11T14:07:36","date_gmt":"2014-10-11T12:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3317"},"modified":"2014-10-11T14:07:36","modified_gmt":"2014-10-11T12:07:36","slug":"dhagayso-eng-camay-wada-hadalka-df-iyo-somaliland-haddaan-la-balaarinshir-beeleed-ayuu-noqonayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3317","title":{"rendered":"Dhagayso: Eng. Camay\u201d Wada hadalka DF iyo Somaliland haddaan la balaarin,Shir beeleed ayuu noqonayaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe(Pes)<\/strong>\u00a0Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camay o oka hadlayey wadahadalada DFS iyo Somaliland wuxuuna yira waa lama huraan in\u00a0 balaaro shirarka ay wada galayaan masuuliyiinta DFS iyo mamulka Somaliland inuu u ekaanayo shir qabiil oo labadaasi dhinac wada yeelanayaan, wuxuna masuuliyiinta Villa Somalia ugu baaqay in shirarkaasi la balaariyo.<\/p>\n<p>Eng. Camay \u00a0ayaa hadalkan ka jeediyay xafladii xalay lagu qabtay madaxtooyadda oo lagu soo dhawaynayay wafdiga Wasiirka Koowaad ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed.<\/p>\n<p>Wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in ay lama huraan tahay in ay Puntland ka qayb gasho wada hadalka Muqdisho iyo Hargaysa maadama laga hadlayo waxyaabo umadda Soomaaliyeed ku saabsan.<\/p>\n<p>Halkan ka dhagayso<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-3317-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/camay.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/camay.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/camay.wav<\/a><\/audio>\n<h2>\nPuntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe(Pes)\u00a0Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camay o oka hadlayey wadahadalada DFS iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3317","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1772,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3320,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3317\/revisions\/3320"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}