{"id":33238,"date":"2016-12-31T05:20:26","date_gmt":"2016-12-31T04:20:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33238"},"modified":"2016-12-31T05:20:26","modified_gmt":"2016-12-31T04:20:26","slug":"hayadaha-iyo-wasaaradaha-puntland-oo-ku-howlan-soo-bandhigidda-waxqabadkoodii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33238","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha iyo wasaaradaha Puntland oo ku howlan soo bandhigidda waxqabadkoodii."},"content":{"rendered":"<p><strong>December 31 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland iyo guud ahaan deegaamada Puntland ayaa siweyn looga dareemayaa diyaar garow ay wadaan wasaaradaha kala duwan ee Puntland iyo hay&#8217;adaha dowliga ah.<\/p>\n<p>Dedaladaan ayaa salka kuhaya sidii ay usoo bandhigi lahaayeen waxqabadkoodii sanad laha ahaa ee January 2016 ilaa December 2016, xilli lafilayo in dhowaan madaxweyne Gaas uu wasaaradaha iyo hay&#8217;adaha dowladda kadhegeysto wixii u qabsoomay.<\/p>\n<p>Waxaa shacabku si aad ah u hadal hayaan isbedel lagu sameeyo xukuumadda hadda jidha iyadoona qaar kamid ah wasaaradaha sida wasaaradda warfaafinta wasiiro loo magacaabi doono kadib markii uu xilka ka degey wasiirkii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 31 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland iyo guud ahaan deegaamada Puntland ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":30034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1733,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33238"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33240,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33238\/revisions\/33240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30034"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}