{"id":33248,"date":"2016-12-31T10:44:24","date_gmt":"2016-12-31T09:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33248"},"modified":"2016-12-31T10:44:24","modified_gmt":"2016-12-31T09:44:24","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-ka-shiraya-magacaabida-gudiga-doorashada-guddoonka-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33248","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ka shiraya magacaabida gudiga doorashada guddoonka baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>31 dec 2016 (Puntlandes) Xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka, waxayna noqonayaan baarlamaankii 10-aad oo shir ku yeesha xarunta golaha shacabka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-33029\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2.jpg\" alt=\"233-4b2\" width=\"671\" height=\"503\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4b2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 671px) 100vw, 671px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida uu sheegay guddoomiyaha KMG ee xildhibaanada golaha shacabka Cismaan Cilmi Boqore, waxaa kulanka maanta diirada lagu saari doonaa dhismaha gudiga doorashada guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.<\/p>\n<p>Cismaan Cilmi, wuxuu sheegay in kulanka maanta uu yahay midkii labaad oo xildhibaanada ay iskugu yimaadaan, maadaama kulankii koowaad uu dhacay maalintii dhaarinta xildhibaanada.<\/p>\n<p>Xubnaha gudiga doorashooyinka ee guddoonka baarlamaanka ayaa kasoo shaqeyn doona shaacinta waqtiga rasmiga ee ay dhaceyso doorashada gudoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.<\/p>\n<p>Amaanka xarunta golaha shacabka iyo hareeraha xarunta ayaa aad loo adkeeyay, waxaana waddooyinka lagu daadiyay ciidamo xaqiijiya amaanka dhismaha baarlamaanka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 dec 2016 (Puntlandes) Xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka, waxayna&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1728,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33252,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33248\/revisions\/33252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33029"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}