{"id":33322,"date":"2017-01-02T09:21:43","date_gmt":"2017-01-02T08:21:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33322"},"modified":"2017-01-02T09:21:43","modified_gmt":"2017-01-02T08:21:43","slug":"daawo-muuqaal-dhamaystiran-musharax-shiikh-shariif-dowlada-dalka-ka-jirta-waa-kaligii-talis-waxayna-lunsadeen-hantidii-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33322","title":{"rendered":"Daawo muuqaal dhamaystiran Musharax Shiikh Shariif \u201dDowlada dalka ka jirta waa kaligii talis waxayna lunsadeen hantidii dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>2 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee DKG Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha oo shalay dalka dib ugu soo laabtay gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay hoygiisa waxa uu dowladda xilligeedu uu dhamaaday ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh ku eedeeyey inay ku guul daraystay<span id=\"more-61533\"><\/span> in ay la timaado isbedel macna leh oo la taaban karo haddii ay noqon lahayd dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dowlad wanaagga.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33323\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8.jpg\" alt=\"233-5a8\" width=\"640\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8-300x218.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8-292x212.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5a8-638x463.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nShariif Sh. Axmed ayaa yiri \u201cDowladda xilligeeda uu dhamaaday waxay ka gaabisay wax ka qabashada arrimaha siyaasadda, amniga iyo bulshada\u201d<\/p>\n<p>Shariif Sh. Axmed ayaa yiri \u201d Waxaa jirta maah-maah carbed oo leh eeygaaga gaajeysii haku raacee, waxaana aaminsanahay in qorshaha madaxda dowladda inuu sidaasi ahaa\u201d ayuu yiri\u00a0 Shariif Sh Axmed oo intaasina raaciyay in lagu garan karo qaabkii foosha xumaa ee madaxdii dowladda ay u maamuleen doorashooyinbka xubnaha labada aqal ee dalka.<\/p>\n<p>Daawo Muuqaal<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BF4Nih5txFk\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee DKG Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo kamid ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1701,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33322"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33332,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33322\/revisions\/33332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33323"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}