{"id":33507,"date":"2017-01-06T20:25:22","date_gmt":"2017-01-06T19:25:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33507"},"modified":"2017-01-06T20:25:22","modified_gmt":"2017-01-06T19:25:22","slug":"maqaal-ilowsha-dhawaa-ma-umul-baa-ethiopiana-igaarsanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33507","title":{"rendered":"MAQAAL: Ilowsha dhawaa ma umul baa, Ethiopiana Igaarsanaa"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-33377 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5.jpg\" alt=\"233-5\" width=\"544\" height=\"352\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><b><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Ilowsha dhawaa ma umul baa, Ethiopiana Igaarsanaa<\/span><\/b><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">Wadaniyaddu waxay ku dhisan tahay in ummadi ilaashato waxyaabaheeda muqadasaadka u ah oo ay ugu horayso dhulkeedu, waxaana hubaal in qaran kastoo jiraa uu leeyahay dawlado cadow u ah jiritaankiisa. Dowladda Ethiopia oo xuduud dheer la leh Soomaaliya waxay dhibaatoyinka Soomaaliya kala dhexeeyey ay fursad u heshay markii dadka Soomaalidu isu laayeen qabiil qabiil, dumiyeenna dawladnimadoodii.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Arrimahaas waxaa ka dhashay in Ethiopia siyaasad ahaan iyo ciidanba si toos ah ugu lug yeelato fara gelintayhaysay shacabka Soomaaliyeed waqtiga burburka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: Calibri;\">Iyadoo taas ka duulaysa ayey Ethiopia waxay maanta markale dabada ka riixaysaa Xasan Sheikh Maxamuud inay ku taageerto siduu kursiga ugu sii fadhiyi lahaa. Akhristow Ethiopia taageerada ay Xasan siinayso kama ahan dawlad Soomaaliyeed ha dhisanto ee waxay ka tahay \u201cYaa wadankaan burbursan ee bohosha ku jira halkiisa ku sii hayn kara ama meel ka xun sii geyn kara\u201d waana taas siyaasadda ay ka urinayso Xasan, iyadoo aqoonsatay inuu yahay qof aan waxba ka tarayn dhismaha qaran soomaaliyeed taas bedelkeedna tiirarka u sii siibaya wixii astaan uu lahaa hadayba wax ka hareen.\u00a0\u00a0<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><b><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Nin ku dilay har kuuma jiido<\/span><\/b><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #000000;\">Qof Soomaaliyeed oo nool maanta looma sheegayo Ethiopia iyo dhibkeeda, carruurta aan qaan gaarin ayaa weli waxaa maskaxdooda ka sii qiiqaya xasuuqii ay ka gaystay Muqdisho xiligii ay dalka ku soo duushay, oo ilmihii ku\u00a0\u00a0<\/span><\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">dhashay geedka hoostiisu uu 10 sano jir hadda yahay.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #000000;\">Gabar Soomaaliyeed oo Muqdisho ku nool\u00a0\u00a0<\/span><\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">ayaa igu tiri: Waxaan jooganay xaafadeena oo ku taal Baar Ubax, waxaa maalintaas lagu jiiday gaari maydka Askari Ethiopian ah,<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">\u00a0\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">habeenkeedii ayey anagoo xaafadeena ku cashaynayna oo aan nahay qoyskeenii oo dhan, waxaan cashada ka dib galay musqul, waxaan maqlay xabado si baas loo ridayo iyo<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">\u00a0\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">oohin iyo qaylo dad la dilayo, waan baqay musqushaan ku sii nagaaday, mudo kadib ayaan ka soo baxay musqusha, waxaan arkay suxuuntii aan ku cashaynay oo dhiig ka buuxo, walaashay, laba wiil oo walaalahay ay, habar yartay iyo gabar dariskeena ah oo 30 daqiiqo ka hor aan farxad ku wada cashaynay oo wada mayd ah,\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">sadex maalmood ayaan ku jiray miyir beel. Qofkasta oo Muqdisho ku noolaa wakhtigaas wuxuu xasuustaa mudo laba maalin gudahood ah waxaa Ethiopian xasuuqeen dad kor u dhaafay 400 qof ayagoo u aar gudaya askari maydkiisa la jiid jiiday\u201d<\/span><\/span><\/p>\n<p><b><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Ninkaad kabo ka tolanayso waxaa la fiiriyaa kabihiisa<\/span><\/b><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #000000;\">Wadan markuu ku leeyahay waan ku taageeraynaa, waxaa la eegaa wuxuu maskax, muruq, xirfad ama karti kale kugu kordhiyey, lama hayo\u00a0\u00a0<\/span><\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">hal xarun oo adeeg bulsho ah oo Ethiopia meel ay joogto ka dhistay, iska dhaaf inay dhistee wixii jiray ayey qaarna gubtay qaarna raratay, waxaa taas ka daran 20 sano iyo in ka badan ayey dadka Soomaaliyeed hub isugu dhiibaysay, iyadoo maalin kasta kan ugu maanka gaaban hoosta gashata, ma ahan inay kaas ka jeceshahay kuwa kale ee ujeedkeedu wuxuu yahay kuwa kale si ay iyana kuu soo hoos fariistaan.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Marka Ethiopia waxay soomaali tari karto gurigeeda cidi kama gaajo iyo silic badna, intaas ayaana kaa filan markaad aragto kumanaan Ethiopian ah oo har iyo habeen gudaha soomaaliya dhex lugaynaya, si ay nolol dhaanta tan wadankoodii taal u helaan.<\/span><\/p>\n<p><b><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Soomaaliya iyo khilaaf Imaaraadka iyo Ethiopia<\/span><\/b><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Muranka Xasan Sheekh iyo Imaraadku wuxu salka ku hayaa sida la sheego heshiis dawladda imaraadka carabtu ku doonaysay inay kula wareegto maamulka dekedda Berbera.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Heshiiska waxaa ku wada jiray, Ethiopia, Imaradka, Dawladda Somaliya iyo maamulka Somaliland, doonista Ethiopia heshiiskaan ka lahayd wuxuu ahaa in Imaradku saldhigyadiisa ku yaal Casab oo Eretria ah uu ka guuro marka la sixiixdo heshiiska Berbera. Markii la wada gaaray heshiiska Imaradka way ku adkaatay inuu ka guuro saldhiggi Casab, oo hadda xudun u ah hawl galkiisa Yemen. Ethiopi talabadaan umay cuntamin, waxayna ku noqotay Xasan Sheekh kana codsatay inuu baabi\u2019iyo heshiiska dekedda Berbera wuu yeelay, laakiin Somaliland ayaa u aragtay dhibaato in heshiis ay la gashay dawlad weyn dadkeeda iyo dhaqaalaheeda dan u ah ay haddana si fudud uga baxdo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Waxaa marka la sheegaa in khilaafka imaraadka iyo Xasan Sheekh halkaas salka ku hayo, Xasan Sheekhna taas bedelkeed wuxuu bilaabay inuu Imaaraadka ku sifeeyo cadow Soomaaliyeed \u201cTolow ma Xasan baa keligiis Soomaali ah?\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Xasan Sheekh maanta wuxuu gadayaa in Ethiopia tahay walaal la jecel yahay imaaraadkuna cadowga koowaad, tolow ma dadka Ethiopianka ayuu Xasan Sheekh wax u sheegayaa oo uu donayaa inay dhegeystaan.<\/span><\/p>\n<p><b><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Imaaraadka iyo Soomaaliya<\/span><\/b><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Marka laga soo tago xiriirka dhow ee Soomaalida iyo Imaaraadka ka dhexeeya oo qarniyaal badan ahaa mid ganacsi oo ay ka mid yihiin u iib geynta waxyaalaha ka soo baxa wadankeena, Imaraadku wuxuu ka fuliyey Soomaaliya sanadahaan mashaariic balaaran oo maalaayiin dollar ku baxday, si isku mid ah ayuuna uga fuliyey dhamaan qaybaha wadanka laga bilaabo Jubba Land ilaa laga gaaro Soomaaliland. Aan is weydiinee Xasan Sheekh Ethiopian uu ku cel celinayo waa saaxiibkeen bal ha keeno wax aan hub iyo rasaas ka ahayn oo ay bixiyeen, dadka gobollada shabaabku ka taliyo joogaa qaarkood waxay sheegayaan inay Alshabaab hubeeyaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Meeqa mashruuca ayeey Emaretku ka fuliyeen Soomaaliya, mudadii dhowrka sano ahayd ee ugu danbaysay, xoolihii iyo Ganacsigii Soomaaliya xagee yaala ma Addis Aabab mise Dubai, Ilowsha dhawa ma umulbaa Ehtiopia igaarsanaa<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Xasan Sheekh wuxuu shalay ahaa kuwii lahaa muqaawamo ayaan nahay oo Ethiopiaan dalka ka saaraynaa, waxaan maqli jirey \u201cMa umul baa ilowshiyo dhowaa\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-size: medium;\">Akhristow, su\u2019aasha meesha taal waxay tahay, Xasan Sheekh sidista Ethiopia sidato, ma ku soo celinaysaa kursiga uu afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyey, oo ay hubaal tahay in bulshadii Soomaaliyeed meel kasta ka nacday oo hiifayso?<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Calibri; font-size: medium;\">Muxiyadin Colow<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilowsha dhawaa ma umul baa, Ethiopiana Igaarsanaa Wadaniyaddu waxay ku dhisan tahay in ummadi ilaashato&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33507","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2041,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33508,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33507\/revisions\/33508"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}