{"id":33538,"date":"2017-01-08T00:02:28","date_gmt":"2017-01-07T23:02:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33538"},"modified":"2017-01-08T00:09:07","modified_gmt":"2017-01-07T23:09:07","slug":"maqaal-qorshaha-ethiopia-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33538","title":{"rendered":"Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<h3 style=\"text-align: center;\"><\/h3>\n<h3 style=\"text-align: center;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33540\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15.jpg\" alt=\"15\" width=\"570\" height=\"380\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/15-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 570px) 100vw, 570px\" \/><\/a><\/h3>\n<h3 style=\"text-align: center;\">Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya<\/h3>\n<p>Tan iyo markay\u00a0 Ethiopia soogashay \u00a0waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb ka mida rajadeedii ahayd inay hantido Soomaaliya, siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo bulsho ahaanba.<\/p>\n<p>Saraakiishii military ee waddanka soo gashay\u00a0 waxay\u00a0 si fudud u fahmeen, qaab dhismeedka bulshada Soomaalida ee Qabaa\u00b4ilka ku salaysan. Ninka Ethiopa wakiilka ka ahaa welina ka ah ee magaciisa la yiraahdo General Gebre Adhana ayaa Qabiilada Soomaaliya waxa uu u dhex galay si xun isagoo ka shaqeeya inaysan Soomaaliyi isku imaan oo danteeda ka heshiin.<\/p>\n<p>Gen Gebre waxa uu si wanaagsan u hanaqaadiyey, qorshihii Ethiopia ee Soomaaliya. Kaasoo ku salaysnaa qaybi oo xukun oo qaado.<\/p>\n<p>Ethiopia waxay halkeedii kasii wadday raadin cid kale oo fulisa danaha ay Soomaaliya ka lahaayeen. Waxayna heleen Kooxda DAMUL JADIID oo ay u arkeen inaysan ayagu danaynayn Xukun iyo dawladnimo Soomaaliyeed ee ay uun danaynayaan, inay hanti abuurtaan oo keliya.<\/p>\n<p>Waxuu ninka la yiraahdo Gabre, kusii milmay Qabaa\u00b4illada hoose ee Soomaalida iyadoo hadda la arko, isagoo dhex taagan meel kasta oo ay ku shirayso Jifo Soomaaliyeed oo kasta, Kaasoo dabcan wax ka gooya Talada hoose ee reerka uu markaa la joogo , asagoo umuuqda inuuba ka tirsanyahay Jifo kasta oo Soomaalida Qabaa\u00b4ilkeeda ka tirsan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33541\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4.jpg\" alt=\"233-6b4\" width=\"564\" height=\"317\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4.jpg 752w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 564px) 100vw, 564px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Intii ay Kooxda DAMUL JADIID talada haysey waxaa u suuro gashay Ethiopia inay kamid noqdaan AMISOM oo markaa siinaysa sharciyad ka sarraysa ogolaanshaha dawlad Soomaaliyeed.<\/p>\n<h3><strong>Qorshaha Ethiopia ee doorashadeena<\/strong><\/h3>\n<p>Waxay fahmeen inaysan Helayn, madax uga dhago nugul, kuwa hadda talada haya ee Kooxda DAMUL JADIID. Marka taasi waxay\u00a0 keentay, inay galaan olole xoogle sidii ay Kooxda DAMUL JADIID mar kale xukunka dib ugusoo laaban lahaydoo uu Xasan sheekh u noqon lahaa mar kale madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33539\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3.jpg\" alt=\"233-6a3\" width=\"600\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3-300x194.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3-292x189.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wuxuu Xassan Sheekh isaga daba noqday Ethiopia marar badan intii uu hadda ololaha doorashadu socdey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33227\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d.jpg\" alt=\"233-4d\" width=\"464\" height=\"304\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d.jpg 464w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d-300x197.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d-292x191.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/233-4d-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 464px) 100vw, 464px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ethiopia ayaa waxay Gudoonka Baarlamaanka u soo sharaxday, Cabdiriid Xiddig iyo Faarax Cabdulqaadir, oo labaduba si toos ah oo aan dhuumasho layahn uga amar qaata Gen Gabre.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33445\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3.jpg\" alt=\"233-5c3\" width=\"458\" height=\"258\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3.jpg 650w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5c3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 458px) 100vw, 458px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa intaas sii dheer Ethiopia oo Raysul wasaare u wadata inuu Soomaaliya ka noqdo Shariif Xasan haddii uu Xasan Sheekh ku guulaysto madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Madaxda Ethiopia ay u wadato inay Soomaaliya Hogaamiyaan waa:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li><strong>Xidig<\/strong>: Gudoomiyaha Baarlamaanka<\/li>\n<li><strong>Faarax C\/qaadir<\/strong>: Gudoomiye kuxigeen Baarlamaanka<\/li>\n<li><strong>Xasan Sheekh<\/strong>: Madaxweyanah Soomaaliya<\/li>\n<li><strong>Shariif Xasan<\/strong>: Raysul wasaaraha Soomaaliya<\/li>\n<\/ul>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33544\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b7.jpg\" alt=\"233-6b7\" width=\"394\" height=\"268\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b7.jpg 272w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 394px) 100vw, 394px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sawirka kore Gen Genre oo amraya Faarax Cabdiqaadir oo hada ay\u00a0Ethiopia u wado Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya<\/p>\n<p>Haddii ay ku guulaysato Ethiopia qorshaheeda Doorashada Soomaaliya waxay si toos ah u maamuli doontaa Soomaaliya, iyadoo u diyaar garawga arintaas darteen dhawaan Sawaysay Wasaarada Kaluumaysiga &amp; Dekedaha una magacawday Wasiiro!!!!<\/p>\n<h3><strong>Qorshaha Ethiopia ee Dhulkeena<\/strong><\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33542\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b5.jpg\" alt=\"233-6b5\" width=\"490\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b5.jpg 563w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b5-300x244.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b5-292x238.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 490px) 100vw, 490px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qorshaha hagardaamooyinka Siyaasadeed aah waxaa Ethiopia u wehelisey, qorshe kale oo Bulsho. Taasoo ah in la helo qowmiyad <strong>Xabashi<\/strong> ah oo dhex dega kana mid noqda bulshada Soomaaliyeed. Waxaa\u00a0 jooga Soomaaliya dad bilaa sharci iyo shuruud ah oo si aan la aqoon ugusoo gurmayey Soomaaliya, lagasoo bilaabo 1991.<\/p>\n<p>Dadkaasoo inta badan qaatay, Shaqadii iyo dhulkii Soomaalida. Bal daa magaalooyinka iyo tuulooyinkee, waxaa hadda xattaa xoolaha raaca qoomiyadda Ethiopia. Kuwaasoo sidoo kale fala beeraha ,ka shaqeeya kaluumeysiga,\u00a0 dhisa guryaha iyo jidadka .<\/p>\n<p>Mar hadday cadded intaas le\u00b4eg ku joogaan Soomaaliya oo ay weliba qaarkood\u00a0 ku dhasheen kuna ilmo dhaleen, maxaa diidin inay sheegtaan lahaanshaha dhulkeena.<\/p>\n<p>Waxaynu la wada soconnaa in Ciidamada shisheeye ee Soomaaliya jooga ay masuuliyadoodu is bed bedelaysey, sida iyagoo noqday, nabad ilaaliyeyaal, misana \u00a0nabad\u00a0 dhaliyeyaal . Soo suurto gal ma aha in <span style=\"text-decoration: underline;\">haddana<\/span> taas la bedelo si loogu ilaaliyo xuquuqda qowmiyadda Ethiopia ee Soomaaliya?<\/p>\n<p>Kuwaasoo loo bixinayo ilaaliyeyaasha qowmiyadaha \u201c Laga tirada badan yahay\u201d ee Soomaaliya ama aan hubaysnayn, inta laga hubaynayo. Ama lagaba dhigo, ciidamada Ethiopia kuwo ah Soomaali, taasoo ka dhigta Soomaaliya, Soomaalida Bari ee Ethiopia.<\/p>\n<h3>Badbaadinta Dalkeena &amp; dadkeena<\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Flag_of_Somalia.svg_.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33460\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Flag_of_Somalia.svg_.png\" alt=\"flag_of_somalia-svg\" width=\"563\" height=\"375\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qorshaha Ethiopa, ee qaadashada Soomaaliya waxaa looga hortegi karaa\u00a0 in xildhibaanada Soomaalidu aysan dib u dooran, \u00a0dadka marinka u ah <strong>damacaas<\/strong> Ethiopia, waa Kooxda DAMUL JADIID.<\/p>\n<p>Hadday soo noqoto Kooxda DAMUL JADIID waxay dhamaystir u noqonaysaa qorshaha mudada dheer soo socday ee Ethiopia ay ka leedahay Soomaaliya, kaasoo ah inay qaadato.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33543\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6.jpg\" alt=\"233-6b6\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6b6-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada Sharafta leh ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuridda Federaalka Soomaliya waxaan ka codasanaynaa inay BADBAADIYAAN dalkeena iyo dadkeena kana badbaadiyaan HORORNIMADA Ethiopia ay ku doonayso inay ku qaadato dalkeena.<\/p>\n<p>Ha ogaado Xildhibaan walba in Aakhiro iyo aduunba lagula xisaabtamayo cadkiisa ayna waajib ku tahay inuu dalkiisa ka badbaadiyo Horonimada Itoobiya.<\/p>\n<p><strong>Soomaaliya soomaali baa leh<\/strong><\/p>\n<p><strong>Soomaaliya Gebre ma leh, ee Soomaali baa leh<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guul Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p>Mahadsanidiin<\/p>\n<p>Qore: Ali Jam.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya Tan iyo markay\u00a0 Ethiopia soogashay \u00a0waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":9740,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33538"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33549,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33538\/revisions\/33549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33540"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}