{"id":33804,"date":"2017-01-14T12:19:34","date_gmt":"2017-01-14T11:19:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33804"},"modified":"2017-01-14T12:19:34","modified_gmt":"2017-01-14T11:19:34","slug":"daawo-video-xildhibaanada-galmudug-waxaa-cadaado-isku-kaaya-keenay-waa-sharci-haddii-uusan-madaxweynihii-hore-ee-galmudug-ckariiml-u-hogaasamayn-waanu-ku-kala-tagaynaa-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33804","title":{"rendered":"Daawo Video: Xildhibaanada Galmudug &#8220;Waxaa Cadaado isku kaaya keenay waa Sharci haddii uusan madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariiml u Hogaasamayn waanu ku kala tagaynaa Cadaado&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada Galmudug oo dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariim Xuseen Guuleed oo iyagoo kullan qado ah ku leh Cadaado ay soo hujuumeen Ciidanka NISA oo ka amar qaadanaya madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariim ayaa waxay ka digeen Handadaada uu wado madaxweynihii hore\u00a0waxayna ugu baaqeen inuu Sharciga u hogaansamo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-33805\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7.png\" alt=\"233-7a7\" width=\"597\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7.png 718w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7-300x171.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7-292x166.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7a7-638x363.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 597px) 100vw, 597px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada Galmudug ayaa wxay sheegeen inaua aku dahisan yahay maamulka Galmudug sharci ayna ku joogaan Cadaado haddii sharcigaas la diidana in lagu kala tagi doono Cadaado ayagoo yiri sidatan &#8220;Waxaa Cadaado isku kaaya keenay waa Sharci haddii uusan madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariiml u Hogaasamayn waanu ku kala tagaynaa Cadaado&#8221;<\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0Xildhibaanada Galmudug ayaa waxay u mahadceliyeen shacbiga ku nool magaalada Cadaado oo Sharciga iyo\u00a0Xildhibaanada Galmudug garab istaagay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Galmudug ayaa magacaabay Guddi Doorasho madaxweyne, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33800\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso<\/a><\/span><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Zsndyvj9JLM\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada Galmudug oo dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynihii hore ee Galmudug&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1606,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33806,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33804\/revisions\/33806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33805"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}