{"id":33816,"date":"2017-01-14T14:00:25","date_gmt":"2017-01-14T13:00:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33816"},"modified":"2017-01-14T14:00:25","modified_gmt":"2017-01-14T13:00:25","slug":"wasiirkii-arimaha-gudaha-galmudug-ma-jirto-awood-uu-guuleed-xilka-iiga-qaado-sababtoo-ah-isaga-ayaaba-kalsooni-haysan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33816","title":{"rendered":"Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug &#8220;ma jirto awood uu Guuleed xilka iiga qaado, sababtoo ah isaga ayaaba kalsooni haysan\u201d"},"content":{"rendered":"<article id=\"post-62416\" class=\"post-62416 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Jaamac Xasan Salaad, wasiirkii arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug ayaa kasoo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Jaamac Xasan, ayaa si cad uga hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay, isagoo sheegay in madaxweynaha Galmudug uusan xil ka qaadis ku sameyn karin, maadaama codka kalsoonida lagala laabtay.<\/p>\n<p>C\/kariin Xuseen Guuleed, ayaa xilkaan u magacaabay Maxamed Xayir Nuur.<\/p>\n<p>Jaamac Xasan, wuxuu sheegay in warqada xilka looga qaaday uu qoray C\/kariin Guuleed oo xilka laga qaaday, sida uu sheegayna aan awood u laheyn inuu xil cusub magacaabaa.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynihii hore ayaa warqadaasi qoray, baraha bulshada ayaana ku arkay, ma jirto awood uu Guuleed xilka iiga qaadaa, sababtoo ah isaga ayaaba kalsooni heysan\u201dayuu yiri Jaamac.<\/p>\n<p>Wasiirkii arimaha gudaha Galmudug ayaa kamid ah dadka sida aad kaga soo horjeeda Guuleed, waxaana lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa xubnihii taageeray mooshinka xildhibaanada Galmudug xilka ay kaga qaadeen Guuleed.<\/p>\n<p>Hoos ka akriso Qoraalka uu\u00a0Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug uu ku sheegay inuu xilka uga qaaday\u00a0wasiirkii arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-33817\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5.jpg\" alt=\"233-7b5\" width=\"589\" height=\"810\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5.jpg 1700w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5-218x300.jpg 218w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5-768x1056.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5-745x1024.jpg 745w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5-292x402.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b5-638x877.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 589px) 100vw, 589px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Jaamac Xasan Salaad, wasiirkii arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1469,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33818,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33816\/revisions\/33818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33817"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}