{"id":33819,"date":"2017-01-14T14:34:19","date_gmt":"2017-01-14T13:34:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33819"},"modified":"2017-01-14T14:44:52","modified_gmt":"2017-01-14T13:44:52","slug":"deg-deg-sawiro-faroole-oo-u-tanaasulay-heshiisna-la-galay-musharax-sheekh-shariif-sidii-puntlandes-com-ay-horay-u-qortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33819","title":{"rendered":"DEG DEG-Sawiro: Faroole oo u Tanaasulay Heshiisna la galay Musharax Sheekh Shariif sidii Puntlandes.com ay horay u qortay"},"content":{"rendered":"<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiso warar iyo Xoggo xaqiiq ah ayna ummaada Soomaaliyeed u baahan tahay inay ogaato ayaa waxay 11kii jan 2017 daabacday maqaal ku saabsan in madaxweynihii hore ee Puntland ahna Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Barlaamnka JFS isla markaasna ahaa Musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed (Faroole) ay ku kulmi doonaan magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha Madaxweynihii horre ee DKGS Soomaaliya Musharax Shiekh Shariif Sheikh Axmed.<\/p>\n<p>Isla markaasna uu Musharax Faroole u Tanaasuli doono Heshiisna la gali doono Musharax Sheekh Shariif, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=33735\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso Maqaalka<\/a><\/span>, hadaba sidii ay Puntlandes.com qortay \u00a0waxaa goor dhawayd la shaaciyey Heshiiska Faroole iyo Musharax\u00a0Shiekh Shariif inkastoo aan la shaacin waxa rasmiga ah ee ay ku heshiiyeen.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes waxay horay u ogaatay hadana loo xaqiiyey in Faroole u tanaasulay una Ololayn doono Musharax\u00a0Shiekh Shariif sidii uu xilka madaxweynaha Soomaaliya ugu guulaysan lahaa taasoo uu kula heshiiyey:<\/p>\n<ol>\n<li>Inuu haddii uu ku guulaysto Doorashada Shiikh Shariif uu Wiilka Faroole Maxamed C\/raxmaan Faroole u magacaabo Wasiir<\/li>\n<li>Inuu haddii uu ku guulaysto Doorashada Shiikh Shariif uu Faroole u magacaabo Safiir.<\/li>\n<\/ol>\n<h3>Wiilka Faroole: Maxamed C\/raxmaan Faroole<\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33737\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4.jpg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-6e4-292x219.jpg 292w\" alt=\"233-6e4\" width=\"500\" height=\"375\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Faroole ayaa Musharaxnimadiisu waxay ku salaysnayd oo kaliya inuu Wiilkiisa Maxamed C\/raxmaan Faroole uu u helo Wasiir dawlada soo socota isagana Safiir Soomaaliya u fadhya dalalka dibadda maadaama uusan ku noolaan Karin magaalada Muqdisho oo uu ka baqayo inuu ku noolaado.<\/strong><\/p>\n<p>Faroole iyo Wiilkiisa ayaa waxay horay Heshiis caynakan oo kale ah ula galeen madaxweynaha iminka ee waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh, iyadoo uu\u00a0Wiilka Faroole Maxamed C\/raxmaan Faroole kasoo qaaday Xasan sheekh lacag dhan 300000 doolar oo lagu sheegay in Faroole uu Xildhibaano taageersan Xasan Sheekh uga soo saari doono Garowe markii ay socotay Doorashada Xildhibaanda.<\/p>\n<p>Faroole iyo Wiilkiisa iminka waxaa u muuqatay inay aad u yaraatay rajada uu madaxweyne mar kale Soomaaliya uga noqon karo Xasan Sheekh waana taas sababta ay iminka ugu carareen Sheekh Shariif iyagoo danta kaliya ee ay leeyihiin ay tahay inay helaan Wasiir Wiilka loo magacaabo iyo Safiir Odayga Muqdisho aan ku noolaan karin in loo magacaabo.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in\u00a0Heshiiska Faroole\/wiilkiisa iyo Musharax Shiekh Shariif\u00a0uu ku soo beegmayo xili uu Faroole dhawaan <strong>ka diiday inuu u Tanaasulo Musharax Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke<\/strong> kullan ay ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.<\/p>\n<p>Akhriso Qoraal ay kasoo saareen\u00a0Faroole\/wiilkiisa iyo Musharax Shiekh Shariif iyo waliba RW Saacid iyo C\/naasir<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33820\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6.png\" alt=\"233-7b6\" width=\"639\" height=\"867\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6.png 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6-221x300.png 221w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6-292x396.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7b6-638x866.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c.png\" alt=\"233-7c\" width=\"706\" height=\"397\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 706px) 100vw, 706px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33822\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1.png\" alt=\"233-7c1\" width=\"709\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1.png 959w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1-768x433.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1-292x165.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1-638x360.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c1-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-33823\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2.png\" alt=\"233-7c2\" width=\"708\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-7c2-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 jan 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiso warar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-33819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":8685,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=33819"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33829,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/33819\/revisions\/33829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=33819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=33819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=33819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}