{"id":34002,"date":"2017-01-16T15:23:32","date_gmt":"2017-01-16T14:23:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34002"},"modified":"2017-01-16T15:23:32","modified_gmt":"2017-01-16T14:23:32","slug":"akhriso-gudoonka-aqalka-oo-doorashadiisu-dhacayso-22-jan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34002","title":{"rendered":"Akhriso Gudoonka Aqalka oo Doorashadiisu dhacayso 22 jan"},"content":{"rendered":"<p>16 jan 2017 (Puntlandes) Gudoonka KMG ee Aqalka ayaa maanta magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Gudoonka Aqalka sare ee Baralamaanka Soomaaliya oo dhawaan ka dhaceysa doorashiida magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33417\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5b5.jpg\" alt=\"233-5b5\" width=\"600\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5b5.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5b5-300x165.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-5b5-292x161.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga loo magacaabay qaban qaabada Doorashada Gudoonka Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaqay in Doorashada Gudonka Aqalka sare la qabanyo 22-ka bishan.<\/p>\n<p>Waxa ay Gudoomiye u doorteen Guddiga qaban qaabada Doorashada Gudoonka Senetor Maxamed cusmaan Faarax (Dhagajuun), waxaa sidoo kale la magacaabay shan xubnood kale oo iyana kala shaqeenaya doorashada.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Aqriso Magacyada Guddiga Qaban qaabada Doorashada<br \/>\n<\/strong><br \/>\n<i><br \/>\n1. Senator Maxamed cusmaan Faarax (Dhagajuun)<\/p>\n<p>2. Senator Jawaahir Axmed Cilmi.<\/p>\n<p>3. Senator Farxaan Cali Xuseen.<\/p>\n<p>4. C\/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.<\/p>\n<p>5. Senator C\/risaaq Axmed Cali.<\/p>\n<p>6. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud.<\/i><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 jan 2017 (Puntlandes) Gudoonka KMG ee Aqalka ayaa maanta magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1173,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34003,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34002\/revisions\/34003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33417"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}