{"id":34011,"date":"2017-01-16T17:52:11","date_gmt":"2017-01-16T16:52:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34011"},"modified":"2017-01-16T17:52:11","modified_gmt":"2017-01-16T16:52:11","slug":"dhacadada-galdogob-sheekh-ahmed-dheeli","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34011","title":{"rendered":"Dhacadada Galdogob! Sheekh Ahmed Dheeli"},"content":{"rendered":"<p>Inkastoo ay ahayd dhacdo xanuun badan, magaaladana dhaawac xun ay soo gaarsiisay, muuqaal foolxuna ay ka bixisay, dadka deegaankuna isku si ay u saamaysay. Hadana dadka qaar ayaa si aan fiicnayn oo xaqiiqda ka fog ugu qaadaa dhigay dhacdadaan baraha bulshadu ku xariirto.<\/p>\n<p>Waa sax inay dhaawac wayn ay gaarsiisay guud ahaan soomaali wayn gaar ahaan dadka deegaankaan kasoo jeeda laakiin maxay qabteen reer Galdogob, xageese wax marayaan:<\/p>\n<p>1) dhamaan dadka deegaanku isku si ayey uga xumaadeen, ugana danqadeen, isku mowqifna way ka qaateen.<\/p>\n<p>2) waxaa la qabtay dhagarqabayaashii dhibka gaystay oo ilaa hada gacan bir ah ku jira.<\/p>\n<p>3) qoysaskii dhibku hoos usii khuseeyey waxay kuwada qanceen oo wada saxiixeen in dhagar qabayaasha cadaaladda la mariyo.<\/p>\n<p>4) waxaa loo qabtay gudi xeer beegti ah oo ay ku jiraan waxgarad kala duwan oo arinta maamula.<\/p>\n<p>5) waxaa socota maxkamad dhawaan soo afmeeri doonta xukunka, fadhiyo badana qaadatay.<\/p>\n<p>6) Waxaa kor kala socda maamulka deegaanka ilaa heer wasaaradeed.<\/p>\n<p>7) waxaa socda har iyo habeen shirar iyo wadatashiyo waxgaradku uga tashanayaan habkii loo fulin lahaa xukunka maxkamada socota, sidoo kalena aysan mar danbe aysan ugu soo noqon lahayn deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inkastoo ay ahayd dhacdo xanuun badan, magaaladana dhaawac xun ay soo gaarsiisay, muuqaal foolxuna ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":34012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2063,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34013,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34011\/revisions\/34013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/34012"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}