{"id":34119,"date":"2017-01-18T14:57:35","date_gmt":"2017-01-18T13:57:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34119"},"modified":"2017-01-18T14:57:35","modified_gmt":"2017-01-18T13:57:35","slug":"akhriso-warmurtiyeed-kasoo-baxay-musharixiintaa-kasoo-jeeda-galmudug-kuna-baaqay-in-la-ixtiraamo-dastuurka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34119","title":{"rendered":"Akhriso warmurtiyeed kasoo baxay musharixiintaa kasoo jeeda Galmudug kuna baaqay in la ixtiraamo Dastuurka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>18 jan 2017 (Puntlandes) Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha ee kasoo jeeda maamul Galmudug ayaa ugu baaqayaa Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim oo ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Maamulkaas inuu u hogaansamo sharciyadeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33571\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e.jpg\" alt=\"175e\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/175e-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Akhriso War murtiyeedka.<\/strong><\/p>\n<p>JamhuuriyadaFederaalka<\/p>\n<p>Soomaaliya<\/p>\n<p>War Murtiyeed\u00a0 Janaury 18, 2017<\/p>\n<p>Bismillaah Raxmaani Rahiim<\/p>\n<p>Anagoo ah Musharaxiinta Madaxweynaha ee hoos ku qoran ee kasoo jeeda Maamul Goboleedka Galmudug, waxaan halkaan kusoo gudbineynaa aragtideena kuaadan<\/p>\n<p>Xasiloonidarrada iyo qal qalka siyaasadeed ee ka taagan xaruunta ku meel gaarka ee maamul Goboleedka Galmudug ee Cadaado.<\/p>\n<p>1.Ugu horeyn, waxaan tacsi u direynaadhamaan eheladii dadkii ku geeriyooday iska hor imaadkii ka dhacay Cadaado.Waxaan xusuusineyna ciidamada Milaterga, Booliski, iyo Nabadsugidu in ay sugaan amaanka shacabka a ku nool gobolka iyo Caasimada gobolka kanawaantoobaan fulinta awaamiirta aan ku salaysaneedshuruucda Wadanka iyo Gobolka<\/p>\n<p>2.Waxaan taageereynaa mowqifka odayaasha dhaqanka oo ugu baaqaymadaxdaMaamul Goboleedka in ay ixtiraamaan dastuurka Galmudug iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>3.Waxaa waajib ku ah madaxda Gobolku inayuhogaansamaanDastuurka Maamul Goboleedka,iyodanta guud ee muwaadiniinta ku nool Gobolka.<\/p>\n<p>4.Waxaan ugu baaqeynaa Xidibaanada Federaalka ee<\/p>\n<p>kasoo jeeda Galmudug in ay ixtiraamaan ku dhaqan Dastuurka Galmudug una tagnaadaan maslaxada shacabka ay metelaan iyo danaha Gobolka.<\/p>\n<p>5.Waxaan ka codsaneynaa shacabka Galmudug in ay taageeran ku dhaqan Dastuurka Maamul GoboledkaGalmudug.<\/p>\n<p>6.Waxaan mudaanan leh in la tix geliyo baahida shacabka Galmudug u qabaan horuumarka iyo nabadgelyada.<\/p>\n<p>7.Waxaa Beesha Caalamka ugu baaqeynaa in ay tixgeliyaan Dastuurka iyo hab dhaqameedka Galmudug taageeraana go\u2019aamada dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo, Ra\u2019iisulWasaarihi hore<\/p>\n<p>1-Mudane Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed<\/p>\n<p>2-Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur 3-Mudane Dr.\u00a0\u00a0 Maxamud M. Culusow<\/p>\n<p>4-Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle<\/p>\n<p>5-Mudane Cabdullaahi Cali Axmed<\/p>\n<p>6-Mudne Eng Cabullaahi Cali Xasan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 jan 2017 (Puntlandes) Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha ee kasoo jeeda maamul Galmudug ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1304,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34120,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34119\/revisions\/34120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33571"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}