{"id":34150,"date":"2017-01-19T12:53:12","date_gmt":"2017-01-19T11:53:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34150"},"modified":"2017-01-19T12:53:12","modified_gmt":"2017-01-19T11:53:12","slug":"warbixinsawirro-wasaaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-oo-tababar-aqoon-kobcin-ah-u-furtay-macalimiinta-dhiga-maadooyinka-english-iyo-sayniska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34150","title":{"rendered":"Warbixin+Sawirro:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Tababar aqoon kobcin ah u furtay Macalimiinta dhiga Maadooyinka English iyo Sayniska"},"content":{"rendered":"<p>kuliyadda tababarka ee Macalimiinta Puntland ee GTEC waxaa uu tababar socon doono mudo bil ah uga furmay 60 \u00a0Macalin oo dhiga dugsiyadda sare ee Puntland.<\/p>\n<p>Tababarka oo ay iska kaa shanayaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlada Puntand iyo Ha\u2019yadda Mercy Crops \u00a0waxaa bixin doona Macalimiin ay usoo xushay Wasaaraddu iyagoo lagu bari doono Macalimiinta casharo ku saabsan maadooyinka English iyo Sayniska.<\/p>\n<p>Daah furka tababarka oo lagu qabtay Xarunta GTEC ee Garowe waxa ka qayb galay Agaasima Guud ee\u00a0 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Maxamed Abdulqadir Cismaan, Agaasimaha Waxaadda \u00a0Mashaariicda iyo Tababaradada Maclimiinta iyo Farsamada Gacanta ee Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare\u00a0 Abdulaahi Axmed Maxamud iyo Masuuliyiin ka socday Ha\u2019yaddaha Mercy Crops.<\/p>\n<p>Maamulaha Kulliayadda Tabababrka Macalimiinta ee GTEC Abdirihmaan shiikhdon Cali ayaa waxaa uu sheegay sanadkaan inay Macalimiintan Ka faaiidaysan doonan Casharadan<\/p>\n<p>Maamulaha\u00a0 kuliyadda\u00a0 GTEC ayaa sheegay in Puntland ay heer \u00a0wanaagsan ka joogan Macalimiinta \u00a0\u00a0Masuuliayad wayna\u00a0 ka saaranayhay\u00a0 dalkooda iyo\u00a0 Dadkooda, waxa ay ballan qaadeen in ay sii xoojinayaan\u00a0 Kuliyaddu \u00a0Tababaraadda\u00a0 ay u qabtaan Macalimiinta dhinac Walba ha noqotee.<\/p>\n<p>Maxamed \u00a0Yuusuf oo ka socday Hay\u2019adda Mercy Crops \u00a0madasha ka hadlay waxaa uu sheegay in Hay\u2019addu ay wasaaradda ka caawin doonto sidii Macalimiintu ug \u00a0faa\u2019iidaysan lahadeen aqoonta laysu guyeeray ,waxaa uuna ku buuriyey Macalimiinta inay noqdaan ka faa\u2019iidaysata casharada lasiinayo.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waxaad\u00a0 mashaariicda iyo tababarada ayey waxay u ahayd Maalin Wayn isagoo Meesha ku bartay boqolaal Macalimiin ah oo kala yimi gobolada puntland .<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda ayaa sheegay in uu ku faraxasna yahay Tababarkaan macalimiinta loo furay maanta waxaana uu sheegay in uu xafiiskiiska waaxada in uu aad ugu mashaquulsan yahay sidii loo Tayey lahaa Macalmiinta puntland.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare \u00a0Maxamed Abdulqadir Cismaan oo isagu Tababarka furay waxaa uu dhankiisa sheegay in Tababarkaan looga gon leeyahay sidii aqoonta Macalimiinta dugsiyada sare kor loogu qaadi lahaa,waxaa uu xusay in wasaaradu ay u jirto da\u2019daal fara badan sidii isbadal dhab ah looga samayn lahaa waxbarshada,isagoo Carabaabay in hada waxbadan u qabsoomeen.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxaa uu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare kula dar daarmay Maclimiinta inay u adkaystaan wax kasta oo cadaadis ku keeni kara kana faa\u2019iidaystaan aqoonta loogu yeeray.<\/p>\n<p>Macalimiinta Maanta Tababarku uga furmay Kuliyadda Tababarka Macalimiinta ee GTEC ayaa ah kuwa laga kala keenay deegaanada Puntand waana macalimiin dhiga dugsiyada sare ee Puntland ,waxaana Tababarku ku soo aaday xili fasax ay ku jiraan Ardayda wax kabarata dugsiyada Puntland.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Daawo Sawiradda<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34151\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0596-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0596-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34152\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0597-1-1-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-1-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-524x349.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34153\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-1-524x349.jpg\" alt=\"DSC_0597-1-524x349\" width=\"524\" height=\"349\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34154\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0597-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0597-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34155\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0598-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0598-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34156\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0599-1-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-1-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34157\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0599-2-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-2-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34158\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349.jpg\" alt=\"DSC_0599-524x349\" width=\"524\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0599-524x349-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34159\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0600-1-1-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-1-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34160\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350.jpg\" alt=\"DSC_0600-1-524x350\" width=\"524\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0600-1-524x350-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34161\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349.jpg\" alt=\"DSC_0601-524x349\" width=\"524\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC_0601-524x349-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34162\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393.jpg\" alt=\"DSC01601-524x393\" width=\"524\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01601-524x393-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34163\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393.jpg\" alt=\"DSC01602-524x393\" width=\"524\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01602-524x393-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34164\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393.jpg\" alt=\"DSC01617-524x393\" width=\"524\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01617-524x393-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34165\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393.jpg\" alt=\"DSC01652-524x393\" width=\"524\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393.jpg 524w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/DSC01652-524x393-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a><\/p>\n<p>By:Deeq Maxamed Warsame.<\/p>\n<p>Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>kuliyadda tababarka ee Macalimiinta Puntland ee GTEC waxaa uu tababar socon doono mudo bil ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":34154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1840,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34166,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34150\/revisions\/34166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/34154"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}