{"id":34406,"date":"2017-01-24T07:47:49","date_gmt":"2017-01-24T06:47:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34406"},"modified":"2017-01-24T07:47:49","modified_gmt":"2017-01-24T06:47:49","slug":"madaxweyne-gaas-oo-maanta-u-safraya-deegaanadii-ay-xoolo-dhaqatadu-usoo-guurtay-ee-bayla-xaafuun-iskushuban","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34406","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo maanta u safraya deegaanadii ay Xoolo dhaqatadu usoo guurtay ee Bayla, Xaafuun &#038; iskushuban"},"content":{"rendered":"<p>24 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u safraya deegaanada bariga ee ay Roobabku ka da\u2019een ee loo soo guuray.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-34303\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277.jpg\" alt=\"IMG_9277\" width=\"528\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/IMG_9277-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas oo maalmahan ku sugnaa xurunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso ayaa maanta u safraya Degmooyinka Bayla Iskushuban &amp; Xaafuun oo ay Roobabkii ka da\u2019ay dartood usoo guureen Xoolo dhaqato badan oo Soomaaliyeed oo ka kala yimid deegaano badan oo ay Soomaalidu degto.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa booqashadiisu waxay qaadan doontaa muddo ilaa sadex cisho ah, isagoo uu safarkiisu la xiriiro u kuurgelida iyo ogaanshaha xaaladda dhabta ah ee ay ku nool yihiin Xoolo dhaqatadii usoo guurtay Deegaanadaas ay Roobabku ka da\u2019een.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa mar kasta ka shaqeeya inuu ogaado waxna ka qabto xaaladda nololeed ee shacabka reer Puntland.<\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u safraya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1302,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34407,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34406\/revisions\/34407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/34303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}