{"id":34448,"date":"2017-01-24T17:34:22","date_gmt":"2017-01-24T16:34:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34448"},"modified":"2017-01-24T17:34:22","modified_gmt":"2017-01-24T16:34:22","slug":"6-qodob-oo-ka-soo-baxay-fadhigii-maanta-ee-labada-aqal-ee-baarlamaanka-jfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34448","title":{"rendered":"6 qodob oo ka soo baxay fadhigii maanta ee labada Aqal ee Baarlamaanka JFS"},"content":{"rendered":"<p>24 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamanka oo kulankoodii ugu horeeyey ku leh magaalada Muqdisho ayaa soo saaray illaa 5 qodob oo ku saabsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Flag_of_Somalia.svg_.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-33460\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Flag_of_Somalia.svg_.png\" alt=\"flag_of_somalia-svg\" width=\"483\" height=\"322\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qodobada ayaa ah:<\/p>\n<p>1-In guddiga doorashada heer federaal kaliya ay goob-joog ka noqon karaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>2-In ciidamada amniga ee sugaya goobta doorashada Madaxweynaha ay si toos ah uga amar qaadan doonaan guddoonka golaha shacabka Qaranka.<\/p>\n<p>3-In dhaqaalaha laga qaado musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya loogu deeqo wax ka qabashada xaalada abaaraha ka jira.<\/p>\n<p>4-In Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha la weydiiyo su\u2019aalo dood wadaag ah oo wax looga weydiinayo waxqabadkooda.<\/p>\n<p>5-In la sameeyo guddi madax-banaan oo ka hortaga arrimaha la xiriira musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>6-In guddiga doorashada madaxweynaha laga dhigo 16 xubnood oo 6 ka mid ah ay iman doonaan aqalka sare, 10 kalena aqalka hoose ee baarlamanka Somalia.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamanka oo kulankoodii ugu horeeyey ku leh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34448","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1198,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34449,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34448\/revisions\/34449"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}