{"id":34967,"date":"2017-01-29T14:46:28","date_gmt":"2017-01-29T13:46:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34967"},"modified":"2017-01-29T14:46:28","modified_gmt":"2017-01-29T13:46:28","slug":"sawirrowarbixin-wasaarada-caafimaadka-dowlada-puntland-oo-gacan-ka-gaystay-laba-caruur-ah-oo-araga-indha-loo-fiiqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=34967","title":{"rendered":"Sawirro+Warbixin:-Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland Oo Gacan Ka Gaystay Laba Caruur Ah Oo Araga Indha Loo Fiiqay"},"content":{"rendered":"<p>Laba \u00a0Carruur oo reer Puntland ah oo ku noolaa gobolka Karkaar ayaa aragooda dib u helay kadib markii wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr. Cabdinaasir Cuuke uu dhawaan arrintaas gacan weyn ka geystay<\/p>\n<p>Carruurtaan oo muddo indha la\u2019ayd waxaa dhawaan indhaha loogu qalay Garowe gaar ahaan Xarunta Indhaha ee Dr. Cabdicasis. Carruurtu waxay ka soo jeedan deegaanka miyiga\u00a0 ee Degmada Rako, oo ka tirsan Goblka Karkaar.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cuuke oo kormeer shaqo ku tagay magaalada Qardho ayaa helay warbixinta carruurtaan, wuxuuna\u00a0 ku taliyay in si degdeg ah lagu keeno magaalada Garowe, si loogu geeyo Dr. Cabdicasiis oo qaabilsan cudurada Indhaha.<\/p>\n<p>Baaritaankii Dhakhtarku waxaa lagu sheegay in wax laga qabankaro, taasoo uu dhakhtarku ugu dambayn uu fuliyey isagoon wax kharash ah ku dallacin.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waad arkaysaan ilmihii oo soconaya, wax arakaya ,\u201d ayuu yiri wasiirka caafimaadka Puntand Dr, Cabdinaasir Cuuke, \u201c Ilmahaas haddii la isla eegay sababta ay araga u waayeen waa Cudur Jadeeco iyo nafaqo darro isugu darmay. Waalidka haddii la waraystayna waxay sheegeen inaan hore Jadeeco looga tallaalin,\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka ayaa ku wacyi geliyay bulshada inay \u00a0ilmahooda tallaalaan, si\u00a0 uu ubadkooda uga badbaado cudurada dilaag ah ama saamaynta ku reeba nolashooda.<\/p>\n<p>Dr. Cabdinaasir Cuuke ayaa ugu dambayn mahad celin balaaran ujeediyay\u00a0 Marwo Iftin Yusuf \u00a0Maxamed oo qeyb weyn ka qaadatay howshaan iyo Dr. Cabdicasiis wuxuuna ilaaheey uga baryay inuu ajar ka siiyo hawshaas mutadawacnimada ah oo ilmahaas mustaqbalkooda iftiimisay.<\/p>\n<p><strong>Axmed Cawil<\/strong><\/p>\n<p><strong>Sawirrada Hoos Ka Eeg<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34968\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n.jpg\" alt=\"16358942_1636346249714776_775026568_n\" width=\"480\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16358942_1636346249714776_775026568_n-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34969\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n.jpg\" alt=\"16402166_1636346443048090_1985198606_n\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16402166_1636346443048090_1985198606_n-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-34970\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n.jpg\" alt=\"16426611_1636346293048105_1506316800_n\" width=\"480\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/16426611_1636346293048105_1506316800_n-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba \u00a0Carruur oo reer Puntland ah oo ku noolaa gobolka Karkaar ayaa aragooda dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":34969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-34967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1610,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=34967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34971,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/34967\/revisions\/34971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/34969"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=34967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=34967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=34967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}